Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

XUKUUMADU KOLBA WAX AY JECESHAHAY AYUUN BAA SHARCI AH

Xukuumadu madaxweyne Siilaanyo waxay Haamihii shidaalka ee Barbera ku wareejisay shirkado ganacsi oo gaar loo leeyahay haseyeeshee talabaadaasi waxay dalka ka abuurtay buuq iyo...

Karis Xun Iyana Wax ku La’.

  Dastuurka Somaliland  waa Xeer ay ummadu  dhigatay oo  ay tahay inay hayadaha qaranku ixtiraamaan islamarkaana waxa weeyi ka dib loogu noqonaayo haddii uu muran...

Baashe Oo Ka Hadlay Mooshin la Hor Keenay Shirguddoonka

  Hargeysa(SLpost) -Kusimaha guddoomiyaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in mooshin 30 mudane soo gudbisay hor yaalo shir guddoonka. Mooshinka oo xildhibaannadu ku...

Madaxtooyada Oo ka Jawaabtay Eedo uga Yimid WADDANI Iyo Wareejinta Haamaha Shidaalka

Hargeysa(SLpost) - Madaxtooyada Somaliland, ayaa difaacday safarkii madaxweynaha iyo weedhihii madaxweynuhu ka yidhi madaarka Cigaal, kadib markii xoghayaha warfaafinta Waddani naqdiyay socdaalka iyo hadalka...

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Ka Waramay Natiijada Shirkii Hawada Ee Somaliland iyo Somalia

Hargeysa(SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa ka war bixiyay shir afar geesood ah oo ay kaga qayb...

Garabyada Xisbiga Kulmiye Oo Ku Heshiiyey in Tartan Xor ah oo Bilaa Turxaan ah la Galo

Hargeysa(SLpost)- Garabyada ku loolamaya musharaxnimada Kulmiye ayaa ka heshiiyay arrimihii lagu muransanaa kadib kulamo labada dhinac gooni-gooni ula yeesheen madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo.   Labada dhinac...

Kulmiye oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Warar Sheegayey in Madaxweynuhu Guddi u Magacaabay Shirka Xisbiga

    Hargaysa(SLpost)- Xisbiga Kulmiye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar isa soo tarayay oo sheegayay in madaxweynaha Somaliland guddi u magacaabay qabanqaabada shirka Kulmiye....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img