HomeKaris Xun Iyana Wax ku La’.

Karis Xun Iyana Wax ku La’.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Dastuurka Somaliland  waa Xeer ay ummadu  dhigatay oo  ay tahay inay hayadaha qaranku ixtiraamaan islamarkaana waxa weeyi ka dib loogu noqonaayo haddii uu muran sharci yimaad. Haddaba, Mudaneyaasha Golaha Wakiillada JSL ayaa fadhigoodii qabsoomay 31 AUGUST 2015 ku laalay kuna horjoogsaday qorshaha Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ku doonayso in Kaydka Shidaalka ee Haamaha Berbera lagu wareejiyo Shirkaddaha soo dejiya Shidaalka.
Qorshaha Xukumaddu ku doonaysay in la wareejiyo Kaydka Haamaha Shidaalka ayaa goluhu cod aqlabiyad ah ku laalay islamarkaana 55 Mudane oo kulanka ka soo xaadiray 40 ka mid ahi u codeeyeen in Haamaha Shidaalka aan la wareejin karin oo ay xukumadduhu Maamulaan.

Soo saarista qaraarka Golaha Wakiilladu ku laaleen wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera ayaa ka dambeeyay markii guddida ilaalinta Hantida Qaranka iyo dabagalka musuq-maasuqa ee Wakiilladu soo saartay warbixin sheegaysa in Xukumaddu sanadkii ka hesho Haamaha 24 Milyan oo Dollar, sidaas darteedna ay tahay hay’ad muhiim ah.

 

Haddaba, Mudanayaasha Golaha Wakiiladu way kasoo baxeen xilkii ummada ay u hayeen waxayna fuliyeen Awoodihii iyo waajibaadkii uu Dastuurka qaranku u xalaaleeyey sida ku xusan Qodobka 53aad ee Awoodaha iyo Waajibaadka Golaha Wakiilada farqadiisa 2aad ee leh sidan; Golaha Wakiiladu waxa kale oo uu awood u leeyahay ka doodista, wax -ka­sheegista, celinta oo sababaysan iyo ansixinta Barnaamijka Xukuumadda.

 

Sidaa darted,  talaabada ay xukuumadu u qaaday inay ku wareejiso haamaha shidaalka berbera 20 Oct 2015 waa mid ay ugu talagashay inay ku burburiso shuruucdii dalka iyo dastuurka qaran iyada oo gabi ahaanba daadafaysay Jiritaanka Hay’ad Qaran oo ah Golihii Wakiilada Somaliland . waana mid loo arki karo inay dalka ugu talo gashay fowdo iyo kala dambayn la’aan . ujeedada  ay ka leeyihiina waa  Burburinta qarankan lagu soo tabcay….!!  waxaan leeyahay waataa maanta bilaabantay laamiyo la istaago waa meel soke  ee godka aad ku jirtaan baa la isugu soo gali masuuliyadeedana idiinkaa dusha ku qaadan illeen waydinkaa ku tuntay shuruucdii dalka e.   Karis Xun Iyana Wax ku La’.

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories