RIYADII SAC-MAALADDA
Waa-hore oo la soo dhaafay waxa jiray boqor ka mid ahaa boqoradii hore ee ka soo taliyey dunidan aynu ku uuman nahay ee masaal...
Cali Gurey Muxuu ka Yidhi Khilaafka Hoggaanka UCID?
Hargeysa(SLpost) Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid mudane Cali Guray, ayaa iftiimiyay halka uu salka ku hayo muranka hogaanka xisbiga Ucid ka dhex dilaacay,...
Wadaad Kaliya ka Hadla Waxa Somaliland ka Dhaca Jimce Kasta
Aqoonyahanku mid diineed iyo duunyaba kuu doonoba ha bartee waxa bulshadiisa ka saaran xil aad u culus xagga tallo bixinta iyo toosinta. Haggid iyo...
Aragtida Muuse Biixi ee Aqoonsi Raadinta
Haa, waa madaxwaynaha xiga siilaanyo hadii wadku daayo, in taa la odorosaana uma baahna PhD iyo faal toona. Haddii wali qaarkiin naawilayaan qaybtii labaad...
BERBERA: Hakad La geliyay Dhaaminta Booyadaha ee Haamaha Keydka Shidaalka Muran Xaga Cashuurta ah Darteed
Berbera(SLpost) - Booyadaha shidaalka ka qaada Kaydka haamaha shidaalka Berbera ayaa saaka hakad la galiyay kadib markii uu soo baxay muran ku saabsan cashuur...
90 Suxufi Oo Tobabar loogu Qabtay Hargeysa
Hargaysa(SLpost)-Akaademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland Qeybtiisa Maqal-muuqaalka Wareegga (MAVU), ayaa tababar kor loogu qaadayey tayada mihnadda saxaafadda u qabtay in ka badan 90 suxufi...
Ujeedada Wefti Imaaraadka ka Socda Oo Somaliland Yimid
Hargeysa(SLpost)- Wefti ka socda hay’addaha Imaaraadka carabta ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxaana wehelinayay safiirka dhawaan loo magacaabay Imaaraadka Baashe Cawil. Ujeedka socdaalka weftigan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

