HomeBerbera: Bandhigga Buug ka Hadlaya Dhibaatooyinka Haysta Dadka la Haybsooco

Berbera: Bandhigga Buug ka Hadlaya Dhibaatooyinka Haysta Dadka la Haybsooco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera(SLpost):Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Bandhigay Buug la yidhaa DIRSOOC oo uu qoray mid kamida Naadiga Halkaraan-Burco oo la yidhaa Maxamed Ismaciil cali ayaa waxa lagu qabtay magaalada Berbera. Xafladdan waxa soo qabanqaabiyey naadiga akhiska ee Berbera.

Buuggan oo ka hadlayey taariikhda iyo dhibaatooyinka dhaqan ee haysta bulshada la haybsooco ayuu si waafiya u sharraxay xogta ku duugan iyo waxyaabaha uu ka hadlayo qorraaga buuggu.

Waxa isaguna taariikh kooban oo ku saabsan qoraagga halkaas kasoo jeediyey Mustafe Teacher oo kamida xubnaha Halkaraan, waxa isaguna naadiga Berbera u mahadnaqay guddomiye-kuxigenka Halkaraan Mustafe Shaybe, waxanu uga mahadceliyey Soo dhoweynta diirran iyo munasibadda qurxoon ee ay usoo agaasimeen qoraaga buugga iyo guud ahaanba Naadiga Halkaraan ee Martida u ahaa.

Guddomiyaha naadir3diga akhriska ee Berbera, Mukhtar Cisman Jamac, kuxigenkiisa Cabdinasir Afrika iyo agaasimaha arrimaha Bulshada dawladda hoose ee Berbera Jimcaale Cawke ayaa si mug leh u soo dhoweeyey xubnaha kasocday Naadiga Halkaraan waxaana uu qoraaga ku bogaadiyey buugga uu qoray ee qiimaha leh iyagoo dhalinyaradana u soo jeediyey inay ka faa’idaystaan oo ay buuggan ka bartaan taariikh badan iyo xog ka maqnayd maadaama xog ururin uu sameeyey qoraagu uu buuggani ku soo baxay.Dir1 dir2

Gebogabadiina waxa ay dhalinyaradii ka soo qaybgashay caweyska lagu soo bandhigayey buuggu s’aalo ku boobtay qoraaga iyadoo qoraaguna si waafiya u sharraxay, waxana qaybkamida buugaagtaas uu qoraagu ku wareejiyey naadiga akhriska ee Berbera iyadoo la dhigtay maktabadda akhriska ee Berbera si ay bulshada akhriska ku xidhan uga faaidaystaan.

Somalilandpost, Berbera Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories