Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

FAALO: WAKHTIGA BALANTA IYO BAARQABYADA KULMIYE 10-NOV-2015 MAXAA LAGA FILAN KARAA?

    Kulmiye Waa Mid kamid ah Saddexda Xisbi qaran ee ka Jira Somaliland, waana xisbiga hadda tallada dalka haya (Xisbiga Xukumadda), Waxaa Xisbi siyaasadeedkan la...

“Madaxweyne Siilaanyoow Guur, oo Wasiiradaadana la Guur” Jamaal Cali Xuseen

  Hargeysa(SLpost)-Qoraal ka hadlayey wasiiradii is casillay iyo fashilitaanka xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ayuu musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Mudane, Jamaal Cali Xuseen qoray. Qoraalkan oo nuqul...

Hargeysa: Bandhigga Buug ka Hadlaya Warqad Odayaal Soomaaliyeed u Direen Suldaan Carbeed Sanadkii 1837kii

Hargeysa (SLpost)- Buug laga turmujay warqad odayaal Soomalaiyeed u direen 1837kii Sheekh Suldaan Binu Saqar oo ka talin jiray degaanka Shaariqa amma Ra’sul Khayma...

Madaxweyne Siilaanyo oo isku soo Dhawaynaya Dhinacyada kulmiye

Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay kulan la yeeshay xubnaha iska casilay guddida qabanqaabada shirka Kulmiye ee loo asteeyay 10-ka November....

Sheeko Kale: Shajarata Addur

Shajarta Addur waxay ahayd xaaskii mid ka mid ah salaadiintii Ayuubiyiinta oo la odhan jiray Suldaan As-Saalix Ayyuub oo Masar xukumayay. Isaga oo dagaal...

Cali Guray oo Ka Warramay Abaallo Xuseen Axmed Caydiid u Galay Siilaanyo iyo Kala Fogaanshaha Wakhtigan

  Hargeysa(SLpost) Cali Yuusuf (Cali Guray), Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa ka sheekeeyay Abaalo faro badan oo uu madaxweyne...

Bar Bilowga Siyaasaddii Is Casilaadda

Waxaa baryahaaba dadku la yaabanaayeen siyaasada gunta dheer wadaanta lagaga soo dhurey ee ay soo lafa gureen Madaxweyne silaanyo iyo Gud. muuse biixi ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img