Olole lagu Wacyigelinayo badbaadinta shinnida oo laga Fuliyey Gabiley
Gabiley (SLpost)- Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida, ayaa Jimcihii shallay laga fuliyey magaalo-madaxda gobolka Gabiley ee Gabiley, iyadoo deegaannkaasina ka mid yahay meelaha shinnida lagu...
BALLIGUBADLE: Barayaal Shaqo-joojin Sameeyay iyo Maamulka oo Xadhig Kaga Jawaabay
Balligubadle(SLpost):- Shaqa-joojin ay kaga cabanayaan maamulkooda ayey dhammaan macalimiinta dugsiyada hoose/dhexe ee balligubadle ku dhaqaaqaeen. Shaqa-joojinta macalimiinta ayey wararku sheegayaan in ay saaka bilaabmatay, ayna...
MINNEAPOLIS: Soomaalida Oo Banaanbax Sameysay
Minneapolis (SLpost) October- Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sameeyey isu soo bax ay ku dalbanayaan in gacanta...
Bangiga Adduunka oo Qorshaynaya Xayiraad ka Qaadidda Xawaaladaha Soomaalida
Nairobi (SLpost)- Baanka Adduunka, ayaa ku gudo jira talaabooyin xayiraadda lagagga qaadayo shirkaddaha xawaaladaha Soomaalida, oo ahaa meesha keliya ee dhaqaalaha loo soo soo...
Salaantii Qornayd!
Waqti aan ka fogayn kan aan qoraalkan qoray nin ayaa iiga sheekeeyey sheeko ku saabsan dadka wax ilaaba /xusuusta liita , sheekadaasi oo aan...
HARGEYSA: Booliska oo Sariflayaasha ku Amray in ay Lacagahooda Basriyaan
Hargeysa(SLpost) Askar iyo saraakiil ka mid ah ciidamada ammaanka ee ka hawlgala Hargeysa ayaa duhurnimadii shallay booqday suuqa sarrifka lacagaha qalaad, waxaanay ku amreen...
Yemen: Dagaal Xoogleh oo ka Socda Magaalada Ticis
Sanca(SLpost)-Dagaal xoogleh ayaa shalay iyo maanta ka socda magaalada Ticis oo ay ku dagaalamayaan kooxda Xuuthiyiinta iyo ciidamada taageersan dowlada ee gacanta ka helayey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

