War Deg Deg Ah:- Isku Shaandhayn Xilka Qaadis iyo Magacaabis Lagu Sameeyay Bahda Garsoorka Dalka
Hargeysa(SLpost)-Gudida caadaalada Somaliland ayaa isku shaandhayn,xilkaqaadis iyo macaaabis ku sameeyay haayadaha kala duwan ee garsoorka guud ahaan dalka. warkan oo aan wali warbaahinta la soo...
Cilmi-baadhis: ‘Dhab ahaantii Guul-darradu Adiga ayey kuu Fiican Tahay’
Dadweynaha Ingiriiska ayaa ku maahmaaha ‘Guul-darradu waa macallinka ugu fiican ee nolosha aadamaha.’ Sidaa darteed, khubaro sannado badan baadhayey saamaynta guul-darradu ku yeelato qofka...
Wasiir Xirsi Oo Sheegay Inay Awooda Saareen Inay Dadka Somaliland U Abaabulaan Wax Qabsi
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka go’an tahay sidii wax loola qaban lahaa bulshada...
Chad Oo Toban Ruux Ku Xukuntay Dil
Chad (SLpost)-Toban qof oo reer Chad ah ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kaddib markii lagu helay in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo...
Badhasaabka Awdal Ramaax Oo Uga Digay Xafiisyada Dawlada Inay Sharciyeeyaan Dhulka Magaalooyinka ka Baxsan
Boorama(SLpost)-Badhasaabka gobalka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) Ayaa uga digay masuuliyiinta dawlada inay dhulka dastuurku uu dawlada siiyay ay uga garnaqaan shacabiga isku qabsaday. waxa...
Culimada Qaadiriyada Oo Fariin U Diray Madaxweyne Siilaanyo Kana Digay Khilaaf Diimeed
Hargeysa(SLpost)-Qaybo kamid ah Dhalinyarada Culimada Sune-Wajameeca, ayaa kulan balaadhan oo ay ku qabteen Huteelka Shiraacle ee Magaalada Hargeysa baaqyo kala duwan ugu gudbiyay,Madaxweyne Siilaanyo...
Kaluumaysato U Dhalatay Iiraan Oo Ka Baxsatay Budhcadbadeed Ay U Afduubnaayeen
Mudug(SLpost)-Lix iyo toban shaqaale kaluumaysato ah oo u dhashay dalka Iiraan ayaa ka baxsaday gacanta budhacadbadeed ay ku jireen in ku dhaw sadex bilood. budhcad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

