HomeWasiir Xirsi Oo Sheegay Inay Awooda Saareen Inay Dadka Somaliland U Abaabulaan...

Wasiir Xirsi Oo Sheegay Inay Awooda Saareen Inay Dadka Somaliland U Abaabulaan Wax Qabsi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka go’an tahay sidii wax loola qaban lahaa bulshada dalka ku dhaqan isla markaana ay horumar u gaadhi lahaayeen.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sidaas ka sheegay, hadal uu ka jeediyay shir lagu soo gabogabeeyay tuullada Qaloocan ee degmadda Dhoqoshay ee gobolka Togdheer oo bulshadda deegaankaasi kaga arrinsanayeen sidii iskaashi looga samayn lahaa horumarinta deegaankooda.

“Maaha tabashadda laga hadlay mid nalaga baryayo oo aanu ku laaluushayno maaha, waa mid xaq u leeyihiin oo xaqooda dastuuriga ah ee ay dawladda ku leeyihiin weeye ka mucaaridka ah iyo ka muxaafidka ahna way u siman yihiin laakiin waxa aan leeyahay ha loo dhigo sida saxda ah, aynu isku kaashano horumarku waxa uu muuqanayaa marka bulshadda iyo dawladdu iskaashadaan ee hadba wixii baahi ah ee deegaamadu qabaan siday u kala muhiimsan yihiin loo kala horaysiiyo ayuu hano qaadayaa,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi

Wasiirka oo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi “Xukuumaddu waxqabadka ugu weyn ee ay qabatay ayaa kow ka ah inaanu dadka u abaabulno inay wax-qabsadaan ka dib dawladda ula yimaadaan wixii lala qabanayo, diyaar ayaanu u nahay in aanu wax idinla qabano.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories