Madaxweynaha Muumulka Galmudug Oo Magacaabay Xukuumad Ka Kooban 36 Masuul
Galmudug(SLpost)-Madaxweynaha maamulgobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xukuumad ka kooban 36 xunood oo isugu jiray wasiiro wasiir kuxigeeno iyo...
Baryootan, Naxariis iyo Ixtiraam Cidi Shaqo Iskuma Siiso.
Dad ayaa marka ay qortaan shaqo banan, waxa ay ku qoraan warqadooda codsiga ama ay ku hadlaan, hadal baryootin u eeg oo ay ka...
Booliska Austria Oo Qabtay Sadex Qof oo Looga Shakiyay Gaadhigii Laga Helay Maydadka Tahriibayaasha
Austria(SLpost)Booliska dalka Austria waxa ay sheegayaan in seddax qof oo lala xidhiidhinayo 70kii mayadadka ahaa ee la helay la xidhay. Dadkaasi dhintay oo tahriibayaal ahaa...
Daawo:- Hordhaca Dood Su’aalo Kulul Ay Shacabku Ku Waydiinayaan Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran
Halkan Ka Daawo Hordhaca Dood Xaasaasi ah oo ay dadweynuhu su'aalo kul-kulul ku weydiinayaan Guddoomiyeyaasha Saddexda Guddoomiye Xisbi ee UCID, Kulmiye iyo WADDANI oo mar kale isku soo horfadhiistay dood-wadaag uu Telefishanka madaxa-bannaan ee Star TV ku kulmiyey.
Taliyaha Booliska Somaliland oo Sheegay in 67 Askari Ay Sanadkan Oo Kaliyaata Kaga Dhaawacmeen Dhulka Laysku Haysto
Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in dhaawaca ciidanka booliska ka soo gaadhaya iska horimaadyada dhulka la xidhiidha ay sanadkan kaga dhaawacmeen...
Bacihii oo Gabaabsi Ku Noqday Somaliland Iyada Oo Aan Wali Wax Lagu Badalo la Helin
Hargyesa(SLpost)-Guud ahaa wakhtigan waxa laga dareemayaa gabaabsiga noocyadii kala duwanaa ee bacaha lagu adeegan jiray inta badan gobalada Somaliland. dhawaan ayay ahayd markii ay dhamaatay...
Dood lagu gorfeeyey sababaha horseedka u ah Biyo-yaraanta Hargeysa iyo xalka lagaga gudbi karo
Hargyesa(SLpost)-Halkan ka daawo dood ku saabsan biyo-yaraanta baahsan ee ka taagan xaafadaha magaalada Hargeysa, caqadaha jira iyo Qorsheyaasha ay ku hawlan tahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa ee xalka loogu raadinayo dhibaatadan oo saamayn ku yeelatay Kala-badh shacabka ku nool Caasimaada.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

