Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Ciise Garaad Soofe Oo Ku Geeriyooday Denmark

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Cismaan Garaad soofe oo walaalkood Marxuum Ciise Garaad...

Wasiir Xirsi Oo Jidka Ceerigaabo Ku Tilmaamay Tijaabadii Ugu Adkayd Ee Qaranku Galo

Ceerigaabo, (SLpost)- Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ah weftiga Weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee socdaalka ku maraya  gobollada Barriga...

“Haddii La Doonayo Jiritaanka Jaamacadda Tallaabo Ha Laga Qaado Ninka Dhibaatada Ku Ah Ee CADAAD” Guddoomiye Gaas

Hargeysa, (SLpost)- Guddomiyaha Jaamacadda Hargeysa Prof.  Cabdi Xuseen Gaas,ayaa  iska difaacay eedo loo jeediyay kuna tilmaamay qaar aanay waxba ka jirin  iyo gef shaqsi ah oo...

Madaxweynaha Oo Xubno Wasiirro Ah U Xilsaaray Biyo-dhaamis, Abaaro Jira Awgood

Burco, (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img