MO Farah Oo Ku Guulaystay Bilada Dahabiga Ah Ee Oradka 5000m
China(SLpost)-Oradyahanka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland se u orda dalka Ingiriiska Mo Farah ayaa ku guulaystay bilada dahabiga ah ee oradka 5000m caasimada...
Dhawr iyo Toban Sano Kadib Hargeysa oo Ishaarooyin loo Yagleelayo
Hargeysa(SLpost)-Caasimda Somaliland ee Hargeysa ayaa mudo ka badan dhawr iyo toban sano markii ugu horaysay loo yagleelayaa ishaarooyinka gaadiika kala haga, ishaarooyinkan ayaa laga...
Nololi Waa Qalbiga!!: Sheekh Maxamed Idris
Galabta oo jimce ah waxaan magaalada Edmonton, canada, cisbitaalka ku booqday walaal dhalinyara ah oo la yiraahdu ILYAS. Ilyaas qaxootiga iifo ayuu ku noolaan...
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Haamaha Shidaalka In La Kirayn Karo iyo In Kale Bari Cod U Qaadaya
Hargeysa(SLpost)-Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa cod u qaadi doona maalinta bari ah kiraynta haamaha shidaalka ee Berbera oo xukuumaddu ay doonayso in ay ku...
Ban Ki-moon: hala badbaadiyo muhaajiriinta
Hargeysa(SLpost)-Qarammada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahanyahay in sare loo qaado dadaalada lagaga hortagayo dhimashada dadka muhaajiriinta ah ee yurub u socda, kaddib markii...
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay Sababta Uu Komishanka Doorashooyinka Xubinta Xisbiga Ucid uu Ugu Soo Magacaabo Beeshooda
Hargeysa(SLpost)-Eng, Faysal Cali Waraabe oo bulshadu su’aalo ku waydiinaysay barnaamij telefishanka HCTV qabtay ayaa la waydiiyay sababta uu masuul kasta oo uu u magacaabo...
Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Khubaro Cilmi Nafsiga Ku Takhsustay U Dirtay Baadhista Dilalka Ciidanka Qaranka Dhexdiisa
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku soo samaysa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

