Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

“Xildhibaannada Wasiir Xaglo-toosiye Aflagaadeynayaa Waxay Ka Soo Horjeedaan In Gobollada Sool Iyo Buuhoodle Doorasho Ka Qabsoonto”

Hargeysa (SLpost)- Waxgarad Reer Buuhoodle ah oo isugu jira Cuqaal, Siyaasiyiin, Aqoonyahano ayaa shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargaysa...

Bulshada Somaliyeed oo niyad wanaagsan ugu mahad celisay dhawaaqii ka soo yeedhay Dawlada Kenya ee ku saabsanaa Shirkadda Wadaniga ah ee Dahabshiil

Xukuumadda Kenya waxa ay dhowaan soo saartay dhawaaq aad ay ugu farxeen dhegaha shacabka Soomaaliyeed kaas oo ahaa inay Xukuumada Kenya gar waaqsatay inay...

HARGEYSA: Nuxurka Kulan dhexmaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somailand iyo Safiirka dalka Jarmalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Mudane Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed-kayse) oo ay weheliyaan saraakiil ka mid ah agaasimayaasha waaxaha,...

Wasiirka Beeraha oo Kormeeray Mashruuca Beerlayda Tog-Wajaale iyo Arrimo uu ka hadlay

Tog-Wajaale (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim maanta booqasho iyo indho indhayn ku tagay Mashruuca Beerista Banka Wajaale. Wasiirka ayaa waxa...

Maxkamadda Distooriga ah oo Kulan la yeelatay Ururrada Bulshada Rayidka iyo Arrimaha laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada Distooriga ah ee Somaliland, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilo ka socda qaybaha bulshada rayidka ah, waxaanay ka wada-hadleen aragtida...

Shirkadda TELESOM oo Dib u Casriyeyn ballaadhan ku samaynaysa Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium iyo Masuuliyiin ka hadlay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dib u casriyeyn casri ah ku samayn doonto garoonka kubadda...

Shir-guddoonka Guurtida oo ka hadlay siday u arkaan Fasiraadda Sharci ee Madaxweynuhu ka dalbaday Maxkamadda Sare

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa  ka hadlay tallaabada madaxweyne Siilaanyo kaga dalbaday Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka inay tafsiir sharci ka bixiso...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img