Jeeg lagula Baxayey Saddex Boqol oo Milyan oo Kashifmay, Ganacsade la Xidhay iyo Guddiga Daba-galka Musuq-maasuqa oo Fadeexaddu saamaysay
Berbera (SLpost)- Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin), ayaa Xabsiga u taxaabay xalay fiidkii Cabdiwahaab Maxamuud Aw Caqli oo ka tirsan Ganacsatada waawayn...
Ciidammada Talyaaniga oo Badbaadiyey 52 Tahriibe oo Dooni la geddoontay iyo 50 kale oo la’yahay
Rome (SLpost)- Ciidammada Badda ee dawladda Talyaaniga, ayaa sameeyey hawlgal lagu badbaadiyey Konton iyo laba qof (52) oo Tahriibayaal ah oo Doon ay ku...
Wasiir Xirsi oo Su’aalo ka weydiiyey Dhacdada Mudane Gudaha Madaxtooyada lagu faro-saaray iyo Doodda Wasiirka
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakillada Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wax ka...
Raashin mucaawimo oo la gaadhsiiyey Deegaannada Abaaruhu Saameeyeen ee gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin ka hadashay
Gabiley (SLpost)- Maamulka Degmada iyo Gobolka Gabiley, ayaa raashin mucaawimo ah oo ay xukuumadda ku deeqday gaadhsiiyey Dadka xoolo-dhaqatada ah ee ku dhaqan deegaannada...
Maxaa Dhallinyarada Somaliland Ka Hortaagan Hoggaanka Dalka? W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr
"Raggii lixdankii xilkiyo Xayuubsaday maamulkaa Illaa hadda xaadiroo U xaydan kuraasidoo Xafiiskana doonayee" Siciid Gahayr Maanta (12ka Ogos) waa maalinta dhallinyarada adduunka. Ugu horreyn waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan...
Maxkamadda Sare oo Kulan la yeelatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo Arrimaha ay ka wada-hadleen
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan...
Maxay Xisbiyada Mucaaradka iyo Komishanku kala kulmeen Indho-indhaynta Xaaladda Gobolka Sanaag?
Masuuliyiinta Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland U Metelayay Kormeerka Komishanka Dorashooyinka Ku Tageen Gobolada Bari Oo Ka Dareen Celiyay iyo Degaano Ay Sheegen In...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

