Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Hogaamin Doona Maamulgobaleedka Jubaland Afarta Sano Ee Soo Socda oo La Doortay

  Somaliya(SLpost)-Doorashadii madaxweynaha ee maamul gobaleedka Jubaland ayaa lagu doortay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo hore u ahaa madaxweynii kumeelgaadhka ahaa ee maamulkaas. Axmed Madoobe...

Shirkadda Apple Oo Soo Saaraysa Iphone Iyo Kombiyuutar Qorraxda Ka Qaadanaya Dabka

Washington (SLpost)- Shirkadda Maraykanka ee Apple ayaa la siiyey xaqa lahaanshiyaha curinta (Hal-abuurka) farsamo ah in unugyada tamarta qorraxda loo adeegsado in ay noqdaan...

Dhaliilay waan Dhaliilay !    

  Fal-dambiyeedyada dilka ah  ee ciidanka boolisku kula kacayaan dadka rayidka ah een hubka sidan  shalay waxay ahayd curdin , daraadna ugub , saakana waa...

Somaliland oo lala xidhiidhiyey kaalin ay ku leedahay dagaalka ka socda Yemen iyo Qorshaha iskaashi dhexmaray Sucuudiga iyo Israa’iil

Moscow(SLpost)- Khabiir ka faallooaad Siyaasadda Caalamka oo lagu magacaabo Mr. Thierry Meyssan, ayaa sheegay in iskaashi dhexmaray Sacuudiga iyo Yuhuudu ka dambeeyo hawlgaladda ciidamada...

Wiilkii Askarigu Ku Toogtay Saldhiga Ibraahin Kood Buur Oo Geeriyooday iyo Walaac Shacbiga Soo Food Saaray

  Hargeysa(SLpost)-Waxa cisbitaalka guud ee Hargeysa ku geeriyooday Cabdilaahi Dayib Cabdi oo askari shalay ku toogtay isaga oo ku xidhan saldhiga Ibraahin koodbuur. wiilka ayaa ciidanka...

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Oo Ka Hadlay Khilaaf Warbaahintu Sheegtay Inuu Ka Dhex Qarxay

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay khilaaf la sheegay in uu u dhaxeeyo isaga iyo guddoomiyaha xisbigaas Cabdiraxmaan Cirro. Axmed...

Isha Qarsoon (IQ): Guushii labaad ee Sahra Halgan, gobannimo dheh – W/Q: Cabdillaahi Cawed Cige

Guushii koowaad ee Sahra: Shan iyo labaatan sannadood muddo kor u dhaaftay, habeen gudcur ah, dhulku yahay qabow dhuuxa iyo lafaha burburinaya ayuu nin oday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img