Raysalwasaaraha Somaliya Oo Kismaayo Gaadhay
Kismaayo(SLpost)-Wafdigan oo uu Hogaaminayo raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay...
Mulkiileyaasha Shirkado lagu wareejinayey Haamaha Shidaalka Berbera oo Arrimo badan fashiliyey, Go’aankii Golaha Wakiillada-na ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Mulkiilayaasha Shirkado la doonayey in lagu wareejiyo Haamaha Keydka Shidaalka ee magaalada Bebera, ayaa cambaareeyey go’aan ay xildhibaannada Golaha Wakiilladu maanta ku...
Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar Asxaabtii Nebigu (SCW) Ka Mid Ahi Ku Jiraan
Qudus (SLpost)- Haayadda Al-Aqsa ee Waqafja iyo aataarta ee Falastiiniyiinta ayaa si aad ah u adag uga digtay maqaaxi ay Yuhuudi leedahay oo laga...
Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa
Wasaaradda RUNTU waxa ay leedahay dhisme qaab saddex-geesood ah u samaysan oo aad u ballaadhan, dusha sare ee gidaarka bannaanka u jeedana waxaa ku...
Suldaanka Guud e Subeer Awdal Oo Shacbiga iyo Golaha Wakiiladaba Ku Hanbalyeeyay Sida Ay Uga Horyimaadeen Kiraynta Haamaha Shidaalka
Hargyesa(SLpost)-Suldaanka guud ee Subeer Awdal Suldana Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa golaha wakiilada iyo shacbiga ku hanbalyeeyay sida dhiiran ee ay uga horyimaadeen kiraynta haamaha...
“Xukuumadan Siilaanyo waxay mudo kordhinta u doonaysayba waxay ahayd inay hanti urursato..” Jamaal Cali Xuseen oo xildhibaanada hanbalyeeyay
Hargeysa(SLpost)-Musharax madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa golaha wakiilada ku hanbalyeeyay inay is hortaagaan wareejinta haamaha shidaalka, waxaanu xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timi Xaaji Daahir Cilmi Ducaale
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

