HomeRaysalwasaaraha Somaliya Oo Kismaayo Gaadhay

Raysalwasaaraha Somaliya Oo Kismaayo Gaadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kismaayo(SLpost)-Wafdigan oo uu Hogaaminayo raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay wehlinayeen masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka Arimaha Gudaha, Cabdiraxmaan Odowaa, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Wasiir ku-xigeenno iyo xubno ka tirsan Golaha Baarlamanka Soomaaliya.

Wafdiga ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe), ku-xigeenkiisa, C/qaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere, Wasiirro iyo Masuuliyiyiin kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland.

raysalwasaaraha Somaliya iyo wafdigiisa ayaa loo gelbiyay xarunta madaxtooyada Jubbaland, halkaasoo Madaxweynaha iyo raysul wasaaraha ay ku qaateen kulan gaar ah oo ay labadooda oo qudha ku wada hadlayeen, waxaana xigay kulamo gooni gooni ah oo ay saxaafaddu dibad joog ka ahayd oo ay yeesheen wafdigii ka socday dowladda Soomaaliya iyo madaxda Jubbaland.

Madaxda oo Saxaafadda la hadlay kaddib kulankooda ayaa waxay sheegeen in ay ka wada hadleen Arrimo ay kamid yihiin sidii loo dhisi lahaa Guddiyo ay labada dhinac Hore isugu Af-garteen in la dhiso, kuwaasoo ka shaqeyn doonaa sidii loo xallin lahaa is-fahan-waaga siyaasadeed ee ka dhex aloosan dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland iyo weliba sidii xal waara looga gaadhi lahaa arimahaasi.

Mas’uuliyiintan ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen dhammaan arimihii ay ka wada hadleen isla markaana ay ku heshiiyeen in ay si wadajir ah uga Shaqeeyaan Danta Guud ee umadda Soomaaliyeed.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories