HomeNin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar Asxaabtii Nebigu (SCW)...

Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar Asxaabtii Nebigu (SCW) Ka Mid Ahi Ku Jiraan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Qudus (SLpost)- Haayadda Al-Aqsa ee Waqafja iyo aataarta ee Falastiiniyiinta ayaa si aad ah u adag uga digtay maqaaxi ay Yuhuudi leedahay oo laga furay dhul ka mid ah xabaalaha taariikhiga ah ee Ma’man Allaah oo ku yaalla magaalada Qudus, waxa aanay haayaddu sheegtay in furitaanka maqaaxidani ay qayb ka tahay qorshe ay Israa’iil doonayso in ay ku Yuhuudiyeyso  wax kasta oo dhulkan ku yaalla oo si uun taariikh ula leh Carabta guud ahaan iyo si gaar ah Islaamka. Jagada maqaaxidan laga furay oo xabaalahan ka mid ah ayaa ay Israa’iil xoog kula wareegtay tobannaan sano ka hor, waxa aanay u beddeshay beer dadweynuhu ku laydhsado oo ay u bixisay beerta xorriyadda.

Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Jazeera ayaa lagu sheegay in xabaalaha Ma’manu-llaah waxa ay leeyihiin muhiimad taariikhi ah iyo mid diiniya, waayo dadka ku aasan waxaa ka mid ah tiro ka mid ah asxaabtii Nebi Muxammed (SCW), culimo Islaam oo caan ah iyo Shuhadadii ka qayb qaatay dagaalkii lagu furtay magaalada Qudus xulligii Salaaxu-ddiin Al-Ayuubi. Maqaaxidan ayaa la sheegay in wax yaabaha ay iibiso ay ka mid yihiin noocyo khamriga ka mid ah.

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories