Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Boko Xaraam oo Isa Sii Balaadhinaysa

  Nigeria(SLpost)-Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in ururka jihaad doonka ah ee Boko Xaraam uu doonayo in uu balaariyo goobaha uu ka hawlgalo. Goobaha ay bartilmaameedsanayaana ay...

Muuqaal laga duubay Aabbe Qaxoonti ah oo soo jiitay Indhaha Caalamka iyo Jawaabaha uu helay

  Beirut(SLpost)- Nin la sheegay inuu u dhashay dalka Suuriya, ayaa muuqaal laga sawiray isagoo daryeelka ubadkiisa u iibinayey qalimaanta biirooga u soo jiiday in...

Guurka Go’aankiisu Caqliga Ka Yimaaddo Ayaa Ka Cimri Dheer Kana Badhaadhe Badan Ka Qalbiga Ka Yimaadda

Hargeysa (SLpost)- Jacaylka xaruntiisu waa qalbiga oo keliya, waxaana cilmi ahaan la ogaaday in caqligu aanu wax faro gelin ah ku samayn jacaylka, go'aanka...

Pope Francis: Tahriibta Waa in Wax Laga Qabtaa

  Hargeysa(SLpost)-Wadaadka ugu weyn diinta Masiixiga Pope Francis ayaa Axaddii shalay ka qeyliyay dhimashada 71 tahriibe oo laga dhex helay gaari xamuul ah oo looga...

Ciidanka C.I.D-da Oo Caawa Xaruntooda Uga Yeedhay Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal iyo Sababaha ka dambeeya

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Dembi-baadhista ee magaalada Hargeysa, ayaa caawa fiidkii xaruntooda ugu yeedhay maamulka sare ee wargeyska, halkaas oo ay wax kaga waydiiyeen...

Masar Oo Shirkad Talyaani Ah Ay Ka Heshay Gaas Badan

Masar(SLpost)Shirkada Talyaaniga ee shidaalka ee Eni ayaa sheegtay inay ka heshay mid ka mid ah gaaskii ugu badnaa adduunka ee dabiici ah meel u...

Deeq Raashin ah Oo La Gaadgsiiyay 700 Oo Qoys Deegaanada Lughaya

Lughaya(SLpost)-Deeq raashin ah ayaa la gaadhsiiyay 700 oo qoys deegaanada Lughaya, raashinkaas oo ay ku soo tabaruceen qurbajoogta deegaankaas, waxaana qaybiyay kana war bixiyay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img