Xukuumadda Siilaanyo oo Gogaankii Golaha Wakiiladu uu Ku Laalay Kiraynta Haamaha Shidaalka Sharcidaro Ku Tilmaamay, Sheegayna Inay Kiraynayaan
Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta wasraada ganacsiga iyo maareeyaha haamaha shidaalka oo wada jir shir jaraa’id u qabtay ayaa beeniyay in warbixintii golaha laga hor akhriyay ay iyagu...
SOMALILAND SABOOLNIMADA WAXA AY KAGA BIXI 10 SANO…MAXAMED XAASHI
MARKALA HELO DAWLAD IXTIRAAMTA, DASTUURKA IYO XEER-HOOSAADYADIISA. HADDA DAWLADDU (XUKUUMAD, XEER-DEJIN IYO GARSOORKA) WAY KA XUUB-SIIBTEEN SHARCI OO DHAN. TALO GUUD OO LA ISUGU...
War deg deg Ah:- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Laalay in La Kirayn Karo haamaha Shidaalka
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta cod u qaaday in xukuumaddu ay kirayn karto haamaha shidaalka iyo in kale. waxaana fadhigan oo ay ka soo...
Daawo;-Dood Su’aalo Aanay Mahadin Lagu Waydiiyay Sadexda Guddoomiye Xisbi oo Dhamaystiran
Hargeysa(SLpost)-Doodan ayaa lagu waydiiyay su'aalo aan looga tudhin sadexda gudoomiye xisbi, waxaana su'aalaha waydiinayay intooda badan dhalinyaro u badan kuwa jaamacadaha daka. https://youtu.be/W8AsjyNBRVU
Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Isbadalka Ku Yimi Mawqifkiisii Siyaasadeed
Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka hadlay sida uu uga noqday mawqifkii Somaliya ee uu siyaasad ahaan aaminsanaa iyo sida uu u qaatay siyaasada...
Xogyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah
Hargeysa (SLpost) —Xogyaha Guud ee Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

