Hargeysa(SLpost)-Musharax madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa golaha wakiilada ku hanbalyeeyay inay is hortaagaan wareejinta haamaha shidaalka, waxaanu xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay mid dalka ku boobaysa wakhtiga mudi kordhint ay samaysatay, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Golaha wakiiladu toban sano inkabadan oo ay kuraasta fadhiyeen waa markii ugu horaysay ee ay shaqadooda qabsadeen, waanan ku hanbalyaynayaa laakiin waxaan leeyahay in aynu maanta ka hadalno in haamihii la wareejiyo may ahayn, maanta in dadka abaaraha iyo biyo la’aantu ay hayso in laga hadlaabay ahayd, xukuumadan Siilaanyo waxay mudo kordhinta u doonaysayba waxay ahayd inay hantida urursato, shidaalka caalamku isaga oo dhulka yaala ayuu maanta umadeena cirka ku marayaa, dawlad ka naxda oo tidhaahda ka daaya ma jirto. waan arkay dad wax xada laakiin wali maan arkin kuwo mustaqbalkana sii xada oo shirkado ay yigu samaysteen oo madaxtooyadii la laayahay dalkii ku sii wareejisa, waxanu wax laga xishoonayo maaha,arinkaas waa in la joojiyaa, xataa hadii uu baarlamaanku ansaxiyo maanu aqbalnee.”
Home“Xukuumadan Siilaanyo waxay mudo kordhinta u doonaysayba waxay ahayd inay hanti urursato..”...
“Xukuumadan Siilaanyo waxay mudo kordhinta u doonaysayba waxay ahayd inay hanti urursato..” Jamaal Cali Xuseen oo xildhibaanada hanbalyeeyay
Related stories
News
Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System
Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...
News
Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing
Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...
News
Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President
Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...
News
Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab
Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
Horn of Africa
Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership
Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Latest stories

