Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

BOORAMA: Dadkii ku dhaawacmay Weerarkii xalay oo ka warbixiyey Siday wax u dhaceen iyo Dareenkii Shacabka

Saddex qof oo ku dhaawacmay weerar dabley hubaysan xalay ku qaadeen Meherad Ganacsi oo ku taala magaalada Boorama, ayaa ka warrammay qaabka uu u dhacay weerarkaas...

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Cagojiid Ku Aqbalay Go’aankii Maxkamadu ay Soo Saartay

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye xisbiga mucaaradka ahee Waddani Cabdiramxaan Cirro ayaa si murugo leh ku qaabilay go’aanka maxkamada sare ay ka soo saartay turjumidii madaxweynuu uu ka...

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay Inay Duuduubka Ku Kiqayaan Go’aankii Maxkamada Tilmaamayna Talaabooyinka Loo Baahan Yahay In La Qaado

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay aqbaleen go’aankii maxkamada sare, isga oo ku tilmaamay go’aankaas mid waxyeelaya Somaliland. Guddoomiye...

Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamada Sare

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa soo dhaweeyay go'aanka maxkamada sare ee taageeray go'aankii golaha guurtidu ay mudada ugu...

Cali Guray Oo Sheegay In Aanay Doorasho 2017-ka Ka Dhacayn dalka, Qaraarka Maxkamaddana lagu Khasban yahay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Yuusuf Maxamed, ayaa sheegay inay Axsaabta mucaaradka ahi ku qasban yihiin inay u hoggaansamaan go'aanka Maxkamadda Sare ka soo saartay khilaafka muddo-kordhinta iyo heshiiskii dhexmaray Xisbiyaga Qaranka iyo Xukuumadda.

Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqday Shan Qodob Oo Ay Ku Taageertay Go’aankii Guurtida Kuna Dadafaysay Heshiiskii Xisbiyada

  Hargeysa(SLpost)-Maxkamada sare ee Somaliland ayaa soo saartay go’aano shan ah oo ay ku fasirtay codsigii madaxweynuu uu ka dalbaday ee la xidhiidhay mudo kordinta...

SHIRQOOLADA-DIL EE UGU KHATARSAN ADDUUNKA W/Q: CALI CABDI COOMAY

  John-Lemon:wuxuu ahaa xubnibii aas-aasay shirkada Beatls, oo ah shirkada ugu caansan ee soo saarta cinjirka. Waxa kale oo uu ahaa xubin u ololaysa nabada. ...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img