War Deg Deg ah:- Maxkamada Sare oo Go’aan Ka Soo Saartay Fasiraadii Mudokordhinta
Hargeysa(SLpost)-Maxkamda sare ee jamhuuriyada Soomaaliland ayaa go'aan ka soo saartay fasiraadii sharci ee uu u gudbiyay madaxweyne Siilaanyo, kaas oo ku saabsanaa muranka ka...
Sababta Ay Dalalka Faqiirka Ahi Ugu Horumari Waayeen Caawimada Reer Galbeedka
Ragga maalqabeenka ah ayaa u taliya bulshooyinka maalqabeenka ah, waxa aanay ku loollamaan sidii ay saami ka badan inta ay haystaan uga heli lahaayeen...
Budhacad Hubaysan Oo Boorama Maherad Xalay Weerar iyo Dhicitaan Isugu Daray
Borama(SLpost)-Weerar aan noociisa hore loogu arag Somaliland ayaa xalay ka dhacay magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal, ka dib markii ay rag hubaysani weerar...
Wiil Soomaali Ah Oo Dhameystay Tababarka ugu Adag Ciidanka Marines-ka Mareykanka
Washinton(SLpost)-Wiil lagu magacaabo Cabdi Maxamed oo ka mid ah Jaaliyadda Somali-Bantu ee ku nool Magaalada Phoenix, Arizona ee dalka Mareykanka ayaa noqonaya Ruuxii ugu...
Tuulo Ka Mid Ah Minnesota Oo Rabshado Ka Dhexqarxeen Dadkii Cadaanka Ahaa Iyo Soomaalida
Us(SLpost)-Xiliyadii u dambeeyey magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxa ka jiray xiisado dhinaca isirka ku saleysan, kuwaas oo u dhexeeya...
Hay’adda Khaliifa Foundation oo kormeer ku tegay deegaamada abaartu saamaysay ee Gobollada Gebilay iyo Awdal
Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socday Haya’dda Khaliifa Foundation ee dalka Imaaraadka Carabta oo horkacayey Safiirka Somaliland u fadhiya dalkaa Md. Baashe Cawil Cumar ayaa...
Xukuumadda oo Hadhimo-sharafeed ku maamuustay Safiirka Cusub ee Djibouti u soo wakiilatay Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay weheliyaan Masuuliyiinta masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

