Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Tirada Muhaajiriinta Yurub Tahriib Ku Galay Oo Aad Sare Ugu Kacay

  EU(SLpost)-Tirada dadka soo galootiga ah ee ku qulqulaya qaaradda Yurub ayaa illaa Bishii July sare u kacay, waxayna gaadhay 170 kun oo qof oo...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Loo Kordhiyay Mudada Uu Ku Soo Magacaabayo Golaha Wasiirada

  Galmudug(SLpost)-Kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug isugu yimaadeen xalay ayaa ay muddada uu soo magacaabayo Golaha Wasiirradiisa ugu kordhiyeen  Madaxweynaha Maamlulka Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed. Cabdikariin...

Sidaad Dadka Ku Kasban Kartaa Markasta iyo Meelkasta oo Aad Joogto

"Isticmaal Luqadaada Qarsoon Kasbana Dadkaaga"Qore Maxamed Cabdi Ibrahim Caafi Waxaan jeclay inaan maanta ka hadlo mawduuc dadku ayna qalinka u qaadan in badan waxaan ku...

BADBAADO HAWEEN, ADAA KU BADHAADHA

  Waa tobankii barqonimo, waa xagaa aad u dabayl badan. Burco marka hore ba waa magaalo siman oo ka dhisan bogcad carro cas ah. xiligan...

Xasan Sheekh Iyo Prof Jawaari Oo isku Gacan Saaray Mooshinka Maamuus Ka Xayuubinta madaxweynaha Oo Noqday Xaasaasi

  Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari ayaa isku fara saaray kulan ay habeen hore ku yeesheen xarunta...

Maraykanka Oo Qaramada Midoobay Kala Hadlaaya In Cunaqabatayn Lagu Soorogo Nabad Diidayaasha Koonfurta Suudaan

US(SLpost)-Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegeysaa inay billaabeyso wadahadallo ay la yeelato Qaramada midoobeey, kuwaas oo ku saabsan cunna qabateyn ka dhan ah kuwa...

Guddoomiye Baashe Faarax oo ku baaqay in la furo Dastuurka, wax-ka-beddelna lagu sameeyo qaab-dhismeedka hay’adaha Dowliga ah

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku baaqay in dib loo furo iyo wax-ka-beddel lagu sameeyo qodobbo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img