HomeFaysal Cali Waraabe oo Sheegay Inay Duuduubka Ku Kiqayaan Go’aankii Maxkamada Tilmaamayna...

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay Inay Duuduubka Ku Kiqayaan Go’aankii Maxkamada Tilmaamayna Talaabooyinka Loo Baahan Yahay In La Qaado

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

waraabeHargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay aqbaleen go’aankii maxkamada sare, isga oo ku tilmaamay go’aankaas mid waxyeelaya Somaliland.

Guddoomiye Faysal oo warbaahinta la hadlaayay waxa uu yidhi “Go’aanka maxkamada waa lagu qasban yahay, inkasta oo aanu qabno inuu qaraarkaasi yahay mid waxyeelo badan gaadhsiinaaya dalkeena hadana anagu waanu ogalaanay, waxa laga yaabaa in la yidhaahdo maxay is dhaamaan sanad iyo lix bilood iyo sanad iyo toban bilood, anaga afar bilood waxba nalamay ahaayeen laakiin dadbaa waxan inala leh, waxaynu iibin jirnayna waxa ay ahayd doorasho, waxa joogtay intaas oo wakiil oo ka wakiil ah daneeyayaashii, anagu duuduub ku liqnay kiniinkaas qadhaadh, waa laakiin in ay dibada tagaan sadexda xisbi oo ay aduunkii soo raadiyaan inay iyaguna inala taageraan go’aankaas maxkamada, waxii ay ina tari jireena aanay meesha uga saarin oo ay dhaqaalihii u bixiyaan.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories