HomeMaraykanka Oo Qaramada Midoobay Kala Hadlaaya In Cunaqabatayn Lagu Soorogo Nabad Diidayaasha...

Maraykanka Oo Qaramada Midoobay Kala Hadlaaya In Cunaqabatayn Lagu Soorogo Nabad Diidayaasha Koonfurta Suudaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

US(SLpost)-Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegeysaa inay billaabeyso wadahadallo ay la yeelato Qaramada midoobeey, kuwaas oo ku saabsan cunna qabateyn ka dhan ah kuwa hortaagan heshiiska nabadda ee Koofurta Sudan.

Mareykanka ayaa markale ku dhawaaqay sida uu uga xun yahay in madaxweyne Salva Kiir uu ku guuldareystay inuu saxiixo heshiiska beesha caalamka ay garwadeenka ka tahay. Waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in cunna qabateyn ay daba socoto tallaabadan, haddii Mr Kiir uusan saxiixan heshiiska muddo 15 maalin gudahood ah.

Waqtigaas ayaa ah midka ay dowladda Mr Kiir codsatay, iyadoo sheegeyso inay latashiyo soo sameyneyso. Hogaamiyaha Mucaaradka, Riek Machar waxa uu dowladda ku eedeeyay inay dib u bilowday weerarada military, wuxuuna tilmaamay inay dagaalka doorbiday halkii nabadda ay ka qaadan lahayd.

Ugu yaraan todobo heshiis oo xabad joojin ah ayaa fashilmay tan iyo bishii December ee 2013kii, oo ah xilligii uu dagaalka ka bilowday dalkaasi. Sidoo kale, shanti qofba mid baa gurigiisa ka barakacay intay colaadaha socdeen. Dadka dalkaasi ayaa lagu qiyaasaa 12 milyan oo qof.

Dalka Koofurta Sudan dagaallo ayaa waxa ay ka socdeen 42 sano oo ka mid ah 60kii sano ee ugu dambeeyay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories