Carwadii Ganacsiga Ee Todobaad Oo Ruugta Ganacsigu Ku Dhawaaqday Xilga La Qabanaayo
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha ruugta ganacsiga Somaliland ayaa ku dhawaaqay wakhtiga ay qabanayaan cawradii todobaad ee lagu soo bandhigo ganacsiyada kala duwan ee dalka, sida lagu sheegay...
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Sool Oo Eedaymo Kulmiye U Jeediyay Soona Bandhigay Taageerayaal
Laasacaanood(SLpost)-Masuuliyiinta xisbiga Waddni ee gobala Sool ayaa sheegay in aanay jirin masuuyiin xisbi kale uga goostay, isla markaasna waxay soo bandhigeen taageeradooda. Halkan Ka Daawo https://youtu.be/CzXmqNiC6iw
Beeralayda Dhaymoole ee Gobalka Saaxil Oo Soo Bandhigtay Khudaar Muus,Timir iyo Noocyada Canbaha Isugujirta
Saaxil(SLpost)-Beeralayda Dhaymoole iyo Bixin duule oo ka tirsan gobolka Saaxil ayaa soo bandhigay wax soo saar ay ku sameeyeen dalagyo kala duwan oo ay...
Guddida Gurmadka Abaaraha iyo hay’adda Khaliifa Foundation oo Todobaadka dambe dalka ka bilaabaya Raashin Qaybin
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ah gudoomiyaha gudida uu madaxweynaha Somaliland u saaray abaaraha sameeyey gobolada dalka qaarka mida...
Sababta Ay Dalalka Faqiirka Ahi Ugu Horumari Waayeen Caawimada Reer Galbeedka 2
Caawimada dalalka faqiirka ah la siiyo waxaa ka faa’ida shirkadaha dalalka bixiyey: Caawimada baanka adduunka iyo haayadda lacagta ee caalamiga ahi bixiyaan waxa ay inta...
Haweenka Sucuudiga oo markii u horeysay loo oggolaaday Codbixinta iyo Murashaxnimada Doorashooyinka dalkaas
Riyaadh(SLpost)- Haweenka dalka Sucuudiga, ayaa isu-diiwaangeliya codbixinta doorashooyinka oo ay ka qayb-qaadanayaan markii u horeysa taariikhda waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo aan haweenka loo...
“Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirada Waxaanu Isku Aragnay Imaaraadka, Intaanay Bishani Dhammaan Ayaan Hargeysa Imanayaa”
Hargeysa(Slpost)-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa sheegay inuu intaanay bishan august dhammaan imanayo caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Ismaaciil Buubaa, oo isagoo jooga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

