Ceebta ka taagan dunidii ‘’Koowaad’’
Ilaa shalay waxay warar ku qaadaa dhigayeen ceeb weyn oo saamaysay in ka badan 30 milyan oo qof. Mareeg dad ka is shukaansaya gaar...
Xisbiga Syriza ee Giriiga oo kala jabay
Guriiga(SLpost)-Koox xildhibaana ah oo ka kooban 25 oo ka tirsan xisbiga bidix fog ee Syriza ee Mr Tsipras ayaa sheegaya in ay ka baxayaan...
Daawo:-Garoonka Kubada Cagta Hargeysa Oo Siweyn Loogu Diyaariyay Koobka Gobalada
Hargeysa(SLpost)-Garoonka kubada cagta ee Hargeysa oo si aad ah loogu diyaariyay tartanka gobalada dalka oo sanadkan uu martigalin doono. Halkan ka Daawa Cumaaqaalkiisa qurxoon https://youtu.be/AWOqwWd4CUY
Tacshiirad Askari Furay oo Uu Nin Gaadhiwataa ku Dhaawacmay Xaafada Daami
Hargeysa(SLpost)-Askari ka tirsan ciidanka booliska ayaa tacshiirad aku furay gaadhi uu watay nin shacab ah xaafada Daami ee Magaaladda Hargeysa, rasaastaas oo uu dhaawac...
Daawo Fannaanka Maxamed BK iyo Luuqda Heestiisa SACDIYA oo Muuqaal Cajiib ah laga duubay
Daawo Fannaanka Maxamed BK iyo Luuqda Heestiisa SACDIYA oo Muuqaal Cajiib ah laga duubay. Waxa uu Fannaanku Heestan ka qaaday Bandhig-faneed la magac-baxay HARGEISA SUMMER SHOW oo ay Hotel-ka Crown ee magaalada Hargeysa si wada-jir ah ugu qabteen Fannaaniinta UK qaarkood oo Hargeysa ku sugan.
Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Oo 12 Wasiir Ka Kooban
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay gudida dib u habaynta siyaasada dhulka oo ka kooban 12, waxaanu ka codsaday in ay gudidani soo saaraan...
Maalinta Wadajirka iyo Waxwada Qabsiga Somaliland Oo Shalay Dhir La Beeray Xarunta Agoomaha ee Hargeysana Buug Loogu Deeqay
Hargeysa(SLpost)-Waxa guud ahaan gobalada dalka mar labaad shalay laga beeray dhir tiro badan si loo nooleeyo maalinta loo asteeyay wadajirka iyo wax wada qabsiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

