Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Jamaal Cali Xuseen oo Dhaliilay Gudida Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Samaynta Siyaasada Dhulka

Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa dhaliilay gudida wasiirada ah ee madaxweyne Siilaanyo u magacaabay siyaasada dhulka, isaga oo ku tilmaamay kuwo lunsashada dhulka danta...

Musuq-Maasuqa Waxa Ka Mid Ah Hawl-Yaraanta Aynu Qof  Ugu Sheegno Darajo  Waxbarasho Oo Aanu Wali Gaadhin; Haatuf Staff Writer

    Ninkii Ajanabiga Ahaa Ee Ay Prof. Cabdul Salaam Yaasiin Oo Qori Sita Ku Kulmeen Buuralayda Sheekh Dagaalkii 1984-Kii Markii La Sii Daayey Muxuu Caalamka...

Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xaalada Buuhoodle iyo Cali Khaliif Oo Uu Ka Saaray Buuhoodle

Hargaysa(Slpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle isagoo ka jawaabahay...

Madaxweynaha Turkiga Erdogan Oo Doorasha Cusub Ku Baaqay

  Turkiy(SLpost)-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in doorasha guud oo si dag-dag ah lagu qabanayo ay ka dhacayso dalkaasi koowda bisha Nofeembar. Tallaabadan...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Itoobiya Kana Hadlay Cashada Awdal Ee Xildhibaanada

  Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa safar ugu baxay dalka Itoobiya kaas oo uu ku tilmaamay mid shaqo, iyada oo ay Itoobiyana ku...

Xikmado Dahabi ah

1. Sonkor iyo Cusbo waa isku qasmi karaan, laakiin xitaa Qudhaanjadu way diidaa cusbada, waxayna qaadataa keliya sonkorta. Dooro la socodka dadka wanaagsan kana...

Kuuriyada Aqooyi Oo Ciidankeedu Dagaal Diyaar U Yihiin

  W.Kuuriya(SLpost)-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda waqooyi Kim Jong Aan ayaa amar ku bixiyay in ciidamada dalkaasi ay dagaal u diyaar garoobaan saacado kadib markii ciidamada labada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img