MAXAAN DALKII KU SOO ARKAY SIYAASAD, DHAQAALE !
Anigoo dhawaan ka imid dalkii hooyo ayaan jeclaystay in aad ila qaybsataan wixii aan ku soo arkay Somaliland. Maadaama ay xirfaydaydu tahay dhaqaaleyahan u...
QABYAALADA NATIONAL COMPANY (QNC)
Waa shirkad ka hawl gasha gud ahaan wadanka JSL sida Gobolada, Degmooyinka, Tuulooyinka iyo degaanada Xoolo-dhaqata iyo Beera-leyda, Sida ku cad magaca shirkadda QABYAALADA,...
ABSHIR DHAHA
Waxa ay soomaalidu isla qirsan yihiin cidhib xumada ay qabyaaladdu leedahay iyo raadkeeda ba’an ee ay dad nimada iyo damiirka nool ku reebto. waxa...
Meere Dhulka Aad Ugu Eeg Oo La Helay Iyo Culimada Cilmi Falagga Oo Sheegay In Lagu Dul Noolaan Karo
Washington (SLpost)- Haayadda maamulka duulimaadyada iyo hawada sare ee Maraykanka oo magaceeda loo soo gaabiyo NASA ayaa dhowaan heshay meere ka baxsan nidaamka qorraxda...
Kuxigeenka hogaamiyaha Daacish oo la sheegay in la dilay
Us(SLPost)-Mareykanka ayaa waxa uu sheegayaa in la dilay ku xigeenka hogaamiyaha Daacish, kaas oo ku dhintay howlgal ka dhacay Ciraaq. War-qoraal ah oo ka soo...
Cawil Oo Ka Hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare, Madaxweynahana Kula Taliyay Inuu Kala Reebo Murashixiinta Xisbiga KULMIYE Ku Hirdamaysa
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, Md Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay go’aanka ay maxkamadda sare ka soo saartay muddo kordhintii...
DAAWO Heesta AMAAH JACEYL iyo Fannaanka C/risaaq Kaka (MUUQAAL CAJIIB AH)
Qaybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaallada ee Somalilandpost, waxaanu idiinku soo gubinaynaa Hees cusub soo saaray Fannaanka Da'da yar ee Cabdirsaaq Kaka oo ka tirsan Kooxda NICE STARS ee Hargeysa. Heesta oo lagu magacaabo SACDIYA, laguna qabtay Xeebta
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

