HomeKuuriyada Aqooyi Oo Ciidankeedu Dagaal Diyaar U Yihiin

Kuuriyada Aqooyi Oo Ciidankeedu Dagaal Diyaar U Yihiin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

W.Kuuriya(SLpost)-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda waqooyi Kim Jong Aan ayaa amar ku bixiyay in ciidamada dalkaasi ay dagaal u diyaar garoobaan saacado kadib markii ciidamada labada Kuuriya ay xaduuda u dhaxaysa ganataalo isku dhafsadeen.

kim_3

Wakaaladda wararka ee dalka Kuuriyadda waqooyi ee KCNA ayaa ku waramaysa in M/weyn Aan oo shir gudoomiyay shir ay yeesheen guddiga amniga qaranka dalkiisa ayuu ku amray in ciidamada ay dagaal isku diyaarshaan waxaana sidoo kale saaray amar ah in ciidamada keydka ah deg deg loo geeyo xaduuda ay la wadaagaan Kuuriyadda koofureed.

Xaaladda gobolka ayaa aad u kacsan waxaana shalay jirtay in ciidamada labada dal ay gantaalo isku rideen inkastoo aysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay.

Wasaaradda difaaca Kuuriyadda Koofureed ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inaysan wax wal wal ah ka qabin weerar dariskooda kaga yimaada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories