HomeMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Itoobiya Kana...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Safar Shaqo Ugu Kicitimay Itoobiya Kana Hadlay Cashada Awdal Ee Xildhibaanada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa safar ugu baxay dalka Itoobiya kaas oo uu ku tilmaamay mid shaqo, iyada oo ay Itoobiyana ku sii sugan yihiin wasiirada arimaha dibada iyo madaxtooyada oo halkaas u jooga arimaha dekeda Berbera iyo wadada la doonayo inay isku xidho Berbera iyo Itoobiya.

sida oo kale waxa uu madaxweyne ku xigeenku ka hadlay cabashada tirada xildhibaanada wakiilada  matalaysa gobalada Awdal iyo Selel, waxaanu hadalkiis ku bilaabay “Waxaan maanta safar shaqo oo kooban ugu baxaynaa  aniga iyo wafti aan hogaaminayo caasimada wadanka ethiopia anaga oo mudo yar oo kooban oo laba maalmood ah ku maqnaan doona, safarkaas oo ah mid shaqo wakhti badana   aan naga qaadan doonin  iyada oo ay wasiiro kalana nagaga horeeyaan Adis Ababa, sida aad ogtihiin dawlada Ethiopia  waa dawlad weyn oo aynu jaar nahay oo walaalo nahay wax badana inaga dhaxeeyaan , iskaashi badana aynu ka leenahay arimaha nabad galyada, dhaqaalaha iyo arimaha bulshada intaba .”

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici oo wax laga waydiiyey cabashada ay xildhibaanada golaha wakiilada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal Ka qabaan xeerka doorashada golaha wakiilada ee la hor keenay golahaasi ayaa waxa uu yidhi “Xukuumada qaranka ayey kala siman tahay arintaas baarlamaanka hortaala waana arin talo qaran u baahan , xildhibaanaduna meelna ma tagin waxaanay soo gudbiyeen mar walba  jiri jirtay oo ahayd in saamiga loo kordhiyo, waxaanay noqonaysaa arin u taala xukuumada iyo golayaasha qaranka sidii looga gudbi lahaa  imikana xeerkii waxa uu hor yaalaa golaha wakiilada,hadii ay doodiisu ka bilaabanto iyo haddii dusha laga wada hadli doonaba  waa arin qaydhin oo kama hor dhici karo maanta.” Ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories