Heshiis Lix Qodob Ka Kooban Oo Lagu Soo Afmeeray Rabshadii Xaafada Daami Hadheeyay
Hargeysa(SLpost)- Rabshadii mudooyinkii ugu danbeeyay hadheeyay xaafada Daami ee magaaladda Hargeysa ayaa heshiis lix qodob ah laga gaadhay, heshiiskaas oo lagu aasaasay laba gudi...
Wali malaa meel dheer maynu eegin!
Wakhtiyadii hore. Maya maaha oo keliya wakhtiyadii hore ee illaa maantadaas aan hadlaayo. Ma hadlayee aan wax qoraayo adna aad akhrisanayso. Inaadeer bal is...
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxweynii Hore ee Koonfur Afrika
Addis(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo wuu waheliyo wasiirka arimaha dibada Maxamed Biixi ayaa kulan la qaatay madaxweynii hore ee Koonfur Afrika. https://youtu.be/2WVqg1t6E8w
Abaaro Ku Dhuftay Gobalka Hawd iyo Badhasaab Ku Xigeenka oo Ku Baaqay In Mucaawino La’la Soo Gaadho 6842 Qoys
Baligbuadle(SLpost)-Badhasaab ku xigeenka gobalka Hawd Warsame Faarax Soomaali, ayaa xukuuamdda, haayadaha deeqda bixiya iyo ganacsatadaba ugu baaqay in dadka deegaankaas oo abaaro ay saameeyeen...
Xoghayaha Dib U Dajinta Xisbiga Waddani Oo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Xeerka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka In Wax ka Badal Lagu Sameeyo Si...
Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha dib u dajinta xisbiga Waddani Jaamac Maxamuud Hilaac ayaa golaha wakiilada u soo jeediyay inay ajandahooda ku soo darsadaan in wax ka badal...
U HIILI NAFTAADA!!!
Mawduucan waxa aan kaga hadli doonaa wax yar oo ka mida dhiiri galinta nafta iyo sidi aad ku gaadhi la hayd waxa aad hibanayso...
Ajandaha Golaha Wakiilada Oo Laga Saaray Xeerkii Golaha Wakiilada Lagu Soo Dooran Lahaa ee Muranka Dhaliyay iyo Xildhibaanada Galbeedka oo Soo Dhaweeyay
Hargeysa(SLpost)- Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland iyo xildhibaannada Awdal iyo Salal ayaa maanta shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen ku sheegay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

