Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

RIYADII XALAY

Waa fiidcawl wuu iska dhacdiidsan yahay indhihisu waxa ay ku maqan yihiin cadceedda sii galbanaysa ee midabka dahabiiga bixinaysa iyo dhirta midabada kala gedisan...

Koob Bun Ah Oo Aad Maalin Kasta Cabtaa Waxa Uu Yareeyaa Khatarta Kansarka Midhicirada Weyn

  Washington (SLpost)- Cilmibaadhis ballaadhan oo dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfurtay in cabbitaanka ee maalinlaha ahi ay yarayso khatarta ah in qofka uu ku...

Machad Caalami ah oo ku Baaqay in Aqoonsiga Somaliland Dan u yahay Siyaasadda dunida ee Maraykanka

Washington(SLpost)- Machad caalami ah oo arrimaha siyaasadda dunida ka faallooda, ayaa Xukuumadda Maraykanka, ugu baaqay inay taagan tahay wakhtigii ay si rasmi ah u...

Gabayga Guurdoon iyo Erey U Gaar Ah Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid W/Q Siciid Maxamuud Gahayr.‏

Badhtamihii sannadkii 1998kii ayaan ku biiray ardayda Dugsiga Cumar Binu Khaddaab oo ku yaalla faras-magaalaha Hargeysa. Ardaydii aanu isku fasalka noqonnay waxa ka mid...

Kooxda Dowladda Islaamiga ah ayaa waxa ay burburisay macbad taariikhi ah oo ku yaal magaalada Palmyra oo lagu magacaabo Baalshamin

  Siiriya(SLpost)-Kooxda Dowladda Islaamiga ah ayaa la wareegtay magaalada Palmyra bishii May ee sanadkan, arrintaasi oo sare u qaadday cabsida laga qabay in kooxdani ay...

Xidhxidhitaanka Beebkii Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Maanta Bilaabmay

  Hargeysa(SLpost)-Waxa maanta la bilaabay beebkii biyo balaadhinta Hargeysa kaas oo xidhxidhitaankiisii laga soo bilaabay Biyoshiinaha isla markaasna lagu soo wado dhanka Hargyesa sida uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img