HomeAbaaro Ku Dhuftay Gobalka Hawd iyo Badhasaab Ku Xigeenka oo Ku Baaqay...

Abaaro Ku Dhuftay Gobalka Hawd iyo Badhasaab Ku Xigeenka oo Ku Baaqay In Mucaawino La’la Soo Gaadho 6842 Qoys

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Baligbuadle(SLpost)-Badhasaab ku xigeenka gobalka Hawd Warsame Faarax Soomaali, ayaa xukuuamdda, haayadaha deeqda bixiya iyo ganacsatadaba ugu baaqay in dadka deegaankaas oo abaaro ay saameeyeen mucaawinooyin la’la soo gaadho.

waxa uu badhasaab ku xigeenku sheegay in haatan la soo gaadhsiiyay tirikooba hordhac ah oo sheegay in 6842 qoys ay abaarahu waxyeelo u gaysteen, waxaanu ku baaqay in dadkaas si buuxda wax loo soo taro, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “38 tuulo ayaan soo maray mudo sadex casho ah, 13ka golaha deegaanka oo uu duqii hogaaminaayo ayaa ku maqan tiro koobka badankiisii, waxaana hada laysoo gaadhsiiyay uun 6842 qoys,  markaas  haayadaha qaabilsan mucaawinada, kuwa islaamiga ah ee mucaawinada wada iyo ganacsatada reer Somaliland ee ay ganacsatada deegaanku ugu horeeyaanba waxaanu ugu baaqaynaa in dadkaas abaaruu ay soo saameeyeen wax la soo taro.”

abaaro ba’an ayaa saameeyay inta badan ee gobalada Somaliland gaar ahaan kuwa galbeedka iyo waqooyiga, waxaanu noqonayaa baaqa ka imanaaya dhanka gobalka Hawd kii ugu horeeyay ee deegaanada hawdka ka yimaada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories