Xukuumadda oo Soo Dhawaysay Xeerka Cabashada Dhaliyay ee Ajandaha Laga Saaray Gudoomiye Cirrona Eedaymo U Jeediyay
Hargeysa(SLpost)-Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ayaa soo dhawaysay heshiiska dib loogu soo celiyay xildhibaanada galbeedka ee golaha ka xanaaqay isla markaasna ajandaha looga saaray xeerkii xildhibaanada...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wafti Ka Socda dalka Kuwayt Oo Arimaha Abaaraha Dalka U Yimi
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka kuwait fan...
12 sanno iyo dib u dhac doorasho oon waxba laga baran !
Qormadani waxay bilow u noqon dontaa qoraalo koob kooban oo aynu dib ugu milicsan doono taariikhdii dhawayd ee Somaliland , Muranadii doorashooyinka , sidii...
Cali Guray Oo Taageero u Muujiyay Wasiir Xaglatoosiye oo U Awood Sheegtay Cali Khaliif
SAFARKII WASIIRKA CAAFIMAADKA Anigu mucaarid baan ahay lakiin hore waxa la iiga qoray " ninkii odaygaa aanu saaxiibka ahayn irbad dun u gelinayaa aniga wuu...
Ciidamada Talyaaniga Oo Samatabixiyay 2200 oo Muhaajiriin Ah Maalin Kali ah
Hargeysa(SLpost)-Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga waxa ay sheegayaan inay ka shaqeynayaa samata bixinta in kabadan 2200 oo qof oo ka gudbaya badda Mediterranean...
Filimka Cusub Ee ‘No Escape’ Waxa Uu Ka Turjumayaa Cabsida Argagaxiso Ee Ay Qabaan Dadka Maraykan
Washington (SLpost)- Markii ugu horreysay ee la qorayey qisada filimkan waxa uu magaciisu ahaa The Coup “Afgembigii” waxa uu ka waramayaa qoys Maraykan ah...
Qoys U Dhashay Somaliland Oo Lagu Sumeeyay Wadanka Yemen iyo tirada Dadka u Geeriyooday (DHEGAYSO)
Sanca (SLpost)- Qoys ka kooban afar qof oo u dhashay Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu sumeeyay magaalada caasimada u ah wadanka Yemen,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

