Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Hoos u Dhac Dhaqaale oo Soo Foodsaaray Shiinaha, Inbadan Dalalka Carabta Ee Shidaalka Soo Saara  iyo Wadamo Yurub Ah

  Hargeysa(SLpost)-Suuqa saamiyada ee Dubai ayaa hoos u dhacay 7% halka Sacuudiga uu hoos u dhacay 6%, kadib markii hayadda qiimaysa waddamada iyo shirkadaha dhaqaalahooda...

“Cali Khaliif Waxaan leeyahay maanta ninweyn oo da’ ah ayaad tahay kii nabada dhalin lahaa ayaad tahay ee kii xabad qaadan lahaa ma tihid..”Xaglatoosiye...

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa Hargeysa ku soo laabtay kadib safar uu ku tagay Buuhoodle oo uu kaga gacansareeyay Cali Khaliif Galaydh...

Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Calaacalay In Hooyadii Joogto Buuhoodle Qirayna In Deegaankaas Lagaga Awoodbatay

  Baligacad(SLpost)-Cali Khaliif Galaydh ayaa ku calaacalay in wasiir Xaglatoosiye caadaystay inuu Buuhoodle yimaado mar kasta oo uu magaaladaas tago, waxaanu ku cel celiyay inuu...

Jabuuti. Khadar Cabdi Cabdilaahi

Dalkii iyo caasimaddiisii isku magaca ahaa, waa Jabuuti. Laga soo 1862 illaa 1894, waxaa jiray xeeb la odhan jiray Obock, markii dambena waxaa loo...

Maxaan juun uuga heesi?

  Helee bal maxaan hayaaba 2003-06-26 Hoheey maalmaha badhkood Habeenka ayaa ka roone Maxaan juun uuga heesi? Halkay i dhigtaan arkaaye Maxaan hambalyiyo bogaadin Dadkayga u soo hibayn ba? Gumaysi...

Xabaalwadareed Laga Helay Halka Uu Soo Maraayo Beebka Biyo Balaadhanta Hargeysa Oo Aas Loo Sameeyay

    Hargeysa(SLpost)-Waxa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha biyo shiinaha 42 qof oo laga helay xabaalwadareed beebka biyaha magaaladda Hargeysa keenaya dhulkii la soo marinaayay...

Tamashle (sheeko gaaban)

      Kulaylka qorraxda ayuu ka hadhsaday oo goor duhur iyo casar u dhexeysa sariirta dhabarka u gu jiifaa. Qol uu keli ku yahay ayuu saqafka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img