Home“Cali Khaliif Waxaan leeyahay maanta ninweyn oo da’ ah ayaad tahay kii...

“Cali Khaliif Waxaan leeyahay maanta ninweyn oo da’ ah ayaad tahay kii nabada dhalin lahaa ayaad tahay ee kii xabad qaadan lahaa ma tihid..”Xaglatoosiye Oo Hargeysa Yimi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa Hargeysa ku soo laabtay kadib safar uu ku tagay Buuhoodle oo uu kaga gacansareeyay Cali Khaliif Galaydh oo halkaas doonayay inuu ku qabsado shir.

Xaglatoosiye waxa uu Cali Khaliif u soo jeediyay in aanu joogin da’dii uu ku qaadan lahaa qoriga ee loo baahanyahay inuu nabada ka shaqeeyo, ilaaliyana muqadasnimada Somaliland, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Xildhibaanada,salaadiinta,shaqaalaha wasaarada caafimaadka iyo warbaahintaba waan salaamayaa waanan idiinka mahadnaqayaa sida wanaagsan ee aad iiso dhawayseen, safar shaqo ayaan ku maqnaa  oo alle nagu soo guuleeyay, Somaliland midnimadeedu waa muqadas, Somaliland reer Somaliland ayaa leh, firkir khaldan oo lagu kala qaybinaayana ma ogolin, nabadgalyadeedu waa muhiim cid kasta oo nabadgalyadeeda wax u dhimaysana Somaliland u adkaysan mayso, waxaan uga digayaa qolyaha Buuhoodle ka tagay ee Baligacad fadhiya ee qaska iyo nabadgalyo darada wada inay ka waantoobaan waxay ku suganyihiin. Cali Khaliif Waxaan leeyahay maanta nin weyn oo da’ ah ayaad tahay kii nabada dhalin lahaa ayaad tahay ee kii xabad qaadan lahaa ma tihid, kii nidaamkan yar ee qaldan ee aad ku socotana mari lahaa ma tihid kaalay oo ka qaybqaado nabadgalayda iyo horumarka.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories