Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Dalka Jarmalka oo Isku Diyaarinaya Inuu Qaabilo Qaxoonti Hor Leh

  Jarmalka(SLpost)-Ra'iisalwasaaraha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa booqanaysa xarun qaxooti oo ay gubeen kooxo mayal adag toddobaakii hore dhamaadkiisii. Waxay ku tilmaantay weerarka dad mudaaharaadayay bariga Jarmalka...

Hooyo Wiilkeedu u dhintay Jidh-dil loogu geystay Garowe oo codsi u gudbisay Dowladda Maraykanka

  Minnesota(SLpost)- Hooyada dhashay wiil dhalinyaro oo dhawaan lagu dilay deegaamo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa dawladda Maraykanka ka dalbatay baadhis lagu sameeyo...

Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa Sheegay Inay Ka Hawlgalidoonaan Goobaha Taariikhiga Ah Ilaalintooda iyo Baadhitaankooda

  Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha wasaarada ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa sheegay inay ka hawlgali doonaan in la ilaaliyo goobiha taariikhiga ah ee Somaliland, lana baadhi doono kuwo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ardayda Jaamacada Camuud Qalinjabintii Kala Qaybgalay. Daawo Sawiro Badan

  Boorma(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore waxa uu safar ugu baxay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama...

Si Togan U Fikir!

    Si togan u fikirnimadu waa in aad doorato in aad nolosha ka eegto dhinaceeda ifaysa amase wanaagsan oo aanad ka eegin dhinaceeda mugdiga ah....

Maxkamad Ku Taala Maraykanka Oo U Diiday Haween Taageerada Al-shabab Ku Eedaysan Rafcaan

Us (SLpost)-Maxkamada ku taala wadanka Mareykanka ayaa mar kale u diiday inay racfaan qaataan lab haween Soomaali reer Minnesota ah oo lagu eedeeyay iney...

LA KALA DHEEREE ORODSE MAAHA!

Walaal sidaan wada ognahay waxaa jirta in Salaadaha faralka ah Ragu hadii uu ku tukado Jamac loo qorayo 27 derejo oo qofku dheeryahay qofkii ku tukada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img