HomeAgaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa Sheegay Inay Ka Hawlgalidoonaan Goobaha Taariikhiga...

Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa Sheegay Inay Ka Hawlgalidoonaan Goobaha Taariikhiga Ah Ilaalintooda iyo Baadhitaankooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha wasaarada ciyaaraha Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa sheegay inay ka hawlgali doonaan in la ilaaliyo goobiha taariikhiga ah ee Somaliland, lana baadhi doono kuwo hor leh.

agaasimaha-w-ciyaaraha-somaliland-dhabeeye-648x360

sida oo kale waxa uu sheegay inuu ku wacyigalin doonaan dadka sidii loo ilaalin lahaa waxyaabaha taariikhiga ah oo wakhtigan ah kuwo la dhayalsado, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Dalkeena Somaliland raadad badan oo muuqda iyo kuwo qarsoon ayaa ku duugan, dadaalkii hore loo sameeyay iyo ka lagu jiraaba waa in aynu soo bandhigno, si abtirsiinta dalkeena loo ogaado oo aynu u soo jiidano dalxiisayaasha dunida iyo umaddaha ku hawlan soo saarta taariikhda iyo raadadka, waxa lagama maarmaan ah in aynu da’daal badan samayno qaran ahaan iyo umad ahaanba. waxaanu ku dadaalaynaa inaan sii kordhino baadhista iyo inaan xafidno goobihii hore loo helay. waxaan ku wacyigalin doonaa dadka reedadkan aanay wax macna leh u haysan inay u arkaan inay yihiin kuwo soo saaray taariikhda dhulkan”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories