HomeSomali NewsMaxkamad Ku Taala Maraykanka Oo U Diiday Haween Taageerada Al-shabab Ku Eedaysan...

Maxkamad Ku Taala Maraykanka Oo U Diiday Haween Taageerada Al-shabab Ku Eedaysan Rafcaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Us (SLpost)-Maxkamada ku taala wadanka Mareykanka ayaa mar kale u diiday inay racfaan qaataan lab haween Soomaali reer Minnesota ah oo lagu eedeeyay iney dhaqaalo u aruursheen Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama.

 

Amina Farah Ali, 39, and Hawo Mohamed Hassan, 68, ayaa sanadkii 2011 lagu eedeeyay iney dhiiragaliyeen taageero xiligaa loo aruurinaye Al-shabab oo markaa awood balaadhan kulahaa badhtamaha iyo koonfurta Somaliya.

Maxkamada ayaa haweenkan Soomaalida ah kuheshay iney dhalinyaro uqoreen Al-shabab sidoo kalana ay lacag aad ufara badan ay u aruuriyeen Al-shabab , balse haweenkan ayaa ku dooday iney lacagahaas ay u aruuriyeen dadka saboolka ah ee soomaali ku dhibaateysan.

Aaamina Faarax Cali ayaa 20 sano lagu xukumay , halka Xaawo Maxamed-na lagu xukumay 10 sano , inkastoo hada loo diidanyahay iney racfaan qaataan.

Dhanka kale FBI-da Mareykanka ayaa aamisan in kudhawaad 22 dhalinyaro reer Minnesota ah ay u baxsadeen Soomaaliya si ay ugu biiraan Al-shabab tan iyo sanadkii 2007.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories