HomeMadaxweyne Siilaanyo Oo Ardayda Jaamacada Camuud Qalinjabintii Kala Qaybgalay. Daawo Sawiro Badan

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ardayda Jaamacada Camuud Qalinjabintii Kala Qaybgalay. Daawo Sawiro Badan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Boorma(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore waxa uu safar ugu baxay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama oo uu kaga qaybgalay Qalinjebinta Dufcadii 14aad ee ka baxda Jaamacada Camuud University oo noqonaysana dufcadii 5aad ee uu madaxweynuhu si xidhiidha uga qaybgalo farxada Ardaydaasi itii uu xilka hayey.

DSC_0135(1) DSC_0116 (1) DSC_0108 (1) DSC_0346 DSC_0147(2)  DSC_0166(1)

Madaxweynuhu waxa uu halkaasi ka jeediyey hadalo isugu jira dardaaran, dhiirigelin iyo waano oo uu ardayda ujeediyey, waxaanu jaamacada camuud ku tilmaamay mid taariikh weyn ku leh qaranka iyo shacbigaba, isaga oo hambalyo u diray Gudoomiyaha jaamacada Prof. Saleeban , maamulka iyo macalimiinta guud ahaan  jaamacada, waxaanu balan qaaday inay ka  xukuumad ahaan ka qeyb qaadan doonaan  kaalintooda  tayeynta Waxbarashada.

sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Prof: Saleebaan Axmed Guuleed oo warbixin guud ka siiyey madaxweynaha marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay jaamcadu iyo natiijada ka dhalay dedaalkii ay sameeyeen oo ay maanta qalinjebinayaan ardaydii ugu horaysay ee Master Degree qaadatay, sanadkana ay ku talo jiraan inay bilaabaan PHD, saleebaan axmed guuleed waxa uu ku dheeraaday tayeynta iyo kaabida waxbarashada jaamacada camuud, taasi oo ka dhigtay jaamacadan qiimayn lagu sameeyey jaamcadaha guud ahaan meelaha af-soomaaliga lagaga hadlo, ay noqotay mid kaalinta koowaad ka gashay guud ahaan jaamacadaha sida qiimayntaasi lagu cadeeyey.

waxaanu gudoomiyuhu kula dardaarmay ardaydii ka qalinjebisay maanta jaamacada camuud oo tiradoodu dhantahay 863 Arday, inay dhawraan magaca jaamacada muujiyaana aqoonta ay soo barteen qaranka iyo bulshadana ay ugu adeegaan.

waxa kale oo halkaasi ka hadlay masuuliyiin kala duwan, Waalidiin iyo Laba arday oo ku hadlaayey afka Ardayda qalinjebinaysay.

Ugu danbayna waxa uu madaxweynuhu shahaado sharaf gudoonsiiyey Ardaydii ka qalinjebisay dufcadaha kala duwan ee jaamacada camuud iyo xubno kala duwan oo lagu sharfay kaalinta ay ku leeyihiin taakulada iyo dhiirigelinta jaamacada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories