“Dadweynaha Gobolka Sanaag Waxaan Leeyahay Waa Inaad Guntiga u Xidhataan Ka qeyb-qaadashada Jidka Ceerigaabo”Maareeyaha Madbacadda Qaranka
Hargeysa, (SLpost)- Maareeyaha madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Sanaag, ayaa soo maray...
“Khilaafka Jaamacadda Hargeysa Waxa Uu Bilaabmay Markii KULMIYE Dalka Qabsaday” Ku-xigeenka Waddani
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in tan iyo markii uu dalka qabsaday...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Ku Kala Baxaan Sharciga
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa Bulshada reer Somaliland ugu baaqay in lagu kala baxo sharciga oo ay dadku...
Wasiir Xirsi Oo Qodobeeyay Mashaariic Uu Madaxweyne Siilaanyo Xadhiga Ka Jaray
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay mashaariic kala duwan oo uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray inta uu ku...
Mareykanka Iyo Turkiga Oo Ka Shiraya Dagaal Ka Dhan Ah Kooxda Daacish
Washington, (SLpost)- Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu Turkiga wada-hadal kala leeyahay, sidii uu dalkaasi u xoojin lahaa duqaymaha ka dhanka ah ururka la magac...
Shaqaalaha Jaamacadda Hargeysa oo Shaqo-joojin Iclaamiyey iyo Shuruudo ay ku xidheen
Hargeysa (SLpost)- Shaqalaha iyo hawl-wadeennada kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa ka hawl-gala, ayaa shaaca ka qaaday shaqo-joojin buuxda, kaddib markii kooxo Arday ah oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in baahi loo qabay tirada garsooreyaasha Maxakamadda sare oo uu Madaxweyne Siilaanyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

