Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Obama Oo Ku Guda Jira Socdaalkiisii Dalka Itoobiya

Addis Ababa, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa ku gudajira lugtii labaad ee socdaalka uu ku marayo Afrika, isagoo booqanaya dalka Itoobiya. Mareykanka iyo Itoobiya ayaa iska...

Boorame Oo Laga Mastaafuriyay Lixdan Qoys Oo Shisheeye Ah

Boorama, (SLpost)- Taliyaha laanta Socdaalka Gobolka Awdal kabtan  Axmed Ismaaciil Ibraahin ayaa shalay ka Mastaafuriyay Magaalada Boorama dad Itoobiyaan ah oo iskugu jira Tahriibayaal...

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Cabasho Ka Muujiyay Miisaaniyadooda Oo Ku Yar

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland  Gaashaanle sare  Maxamed Cali Yuusuf,    oo ay wehelinayeen  saraakiil ka tirsan hay’adda laanta socdaalka  ayaa ka  war-bixiyay ...

Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Hargeysa, (SLpost)- Arday gadoodsan ayaa saaka weerar ku qaaday jaamacada magaalada Hargeysa, halkaasoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dhamaan baabuurtii ku xaraysnayd xayndaabka jaamacadda. Ardaydan oo...

Dareenka Ku Xeeran Mashruuca Dib U Eegista Manhajka Waxbarashada Somaliland Iyo Musuqa Miisaaniyaddii Loogu Talo Galay!‏

Mashruuca dib u eegista manhajka Somaliland ee uu ku baxayo adduun 3 million oo dollar oo ay hayda UNESCO IYO AET iska kaashanayaan ee...

Ujeeddooyinka Gurracan Ee Wasiirka Waxbarashadu Ka Leeyahay Machadka Tababarka Macallimiinta

Waa qaybtii saddexaad ee qoraallo aan ku eegaynnay marinka gurracan ee Wasiir Geedoole qaaday intii uu hayay Xilka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee...

Wasaaradda Waxbarashada: Manhajka Dugsiga Sare ee Somaliland Waxa Ku Jira Inaynu Daanyeer iyo Bakteeriya Ka Nimi!‏

Maan jeclayn in an qalinka u qaato dhaliilisa wasaaradda waxbarashada oo dawladda masuul uga ah arrimaha waxbarashada, laakiin maadaama oo aanan xidhiidh toos ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img