Home"Khilaafka Jaamacadda Hargeysa Waxa Uu Bilaabmay Markii KULMIYE Dalka Qabsaday" Ku-xigeenka Waddani

“Khilaafka Jaamacadda Hargeysa Waxa Uu Bilaabmay Markii KULMIYE Dalka Qabsaday” Ku-xigeenka Waddani

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in tan iyo markii uu dalka qabsaday Xisbiga KULMIYE ay Jaamacadda weyn ee Hargaysi la deris noqotay Khilaaf iyo is-qab-qabsi wajiyo badan yeeshay,kaas oo si weyn u dhaawacay Sumcaddii Jaamacadda.waxa uu tilmaamay in madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland uu isku-dayay inuu soo af-jarro Khilaafka, balse ay ku gacan-saydheen Wasaaradda ugu Awoodda badan Xukuumadda, isaga oo ku ku tilmaamay Nasiib-daarro haysata Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo. “ Waxaad moodaa in Khilaafka Jaamacadda Hargaysi uu bilaamay Markii uu KULMIYE Taladda Dalka qabsaday,Ilaa Maanta oo ah dhamaadka Shantii sanno ee Xukunka KULMIYE.Shantaas sanno ee KULMIYE taladda hayay Jaamacadda khilaaf baa ku jiray” ayuu yidhi Axmed Muumin Seed.
Waxaana uu intaas raaciyay. “Waxaanay shacabka reer Somaliland ka wada dheregsanyihiin in Madaxweyne Ku-xigeenku arintaasi dhabarka ku qaatay,in uu rabay inuu xaliyo Khifaadka Jaamacadda.waxa Runtii Nasiib-darro ah in go’aankii Madaxweyne Ku-xigeenku uu shaqayn waayay oo Wasiirro tiro-yar oo Awood badan sheeganayaa ay Khilaafeen Go’aankii Madaxweyne Ku-xigeenka, taasina ay tahay Nasiib-darro haysata Xukuumadda Maanta Jirta”. Ayuu hadalkiisa kusoo xidhay Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.
Khilaafka Jaamacadda Hargaysa ka taagan ayaa haatan maraya meeshii ugu xumayd,waxaana maalintii shalay Khasaare baaladhan gaadhsiiyay Jaamacadda Koox dhalinyaro ah oo Weerar Kusoo qaaday Shir ay lahaayeen Boodhka sare ee Jaamacadda,waxaana wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dhamaan Shaqaalihii Jaamacaddu ay Shaqo-joojin sameeyeen.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories