Go’aamo Laga Soo Saaray Shirkii Xisbiyada Mucaaradka Maalmihii U Dambeeyay Uga Socday Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Shir Xisbiyada Mucaaradka magaalada Hargeysa ugu soo gebo-gaboobay horaantii todobaadkan, ayaa maanta laga soo saaray war-murtiyeed xilligiisa ka baaqday oo xambaarsan qodobbo...
Xildhibaan C/Raxmaan Dheere Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Eedeeyay Inay Sharciga Dalka Iska Indho Saabeen
“Haddii Guurtida Lagu Qasbo Inay Ka Noqoto Muddo Kordhinta Ay Sameeyeen Waa Nabar Ku Dhacay Somaliland Waligeedna Daba Socon Doona” ‘Arrinta Doorashada Ee Saamaynta Ku...
Marwada Oo Kormeertay Xarumaha Agoomaha Iyo Darbijiifka Burco Deeqna Gaadhsiisay
Burco, (SLpost)- Marwada Koowaad ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa shalay galab kormeer ku Tagtay. Xarunta Agoomaha iyo Rajayda ah...
DHALASHO FARXAD LEH: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Yuusuf oo Gabadh ugu dhalatay Hargeysa
Maamulka, Tifaftireyaasha iyo Hawl-wadeennanada Shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net waxa ay halkan hambalyo Dhalasho Farxad leh uga dirayaan Caydaruus Sh. Cumar Geeddi iyo Suleekha Yuusuf Aw-Faarax Oo...
Xukuumadda Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madaxweynihii Hore Ee Puntland
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylici ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland oo muddo 10-cisho ah...
Horta Waa Maxay Dufankan Baas ee ka ura Siyaasiga Soomaalilaand?
Mid wasiir ah oo aannu qaraabo nahay baan maalmahan oo dhan ka daba wareegayay oo kabihii igaga idlaadeen. Shaqo doon baan ahaa. Dee meeshu...
DAAWO: Khudbaddii Madaxweyne Obama Ka Jeediyay Xarunta Midawga Afrika
Addis Ababa, (SLpost)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa khudbad dheer ujeediyay shirka waddamada midawga Afrika. HALKAN KA DAAWO: https://youtu.be/Nx0WKsKN0f0
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

