Marwada Koowaad Oo Deeq Dhar Ah Gaadhsiisay Haweenka Reer Ceel-Afweyn
Ceel-afweyn, (SLpost)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamin Sheekh Maxamed Jirde (Amin-weris) oo ay wehelinayso Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa deeq...
DAAWO: Waraysi lala yeeshay Madaxweyne Siilaanyo oo Arrimo Badan ka hadlay
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay. wareysigan oo oo madaxweynaha lala yeeshay intii uu guda jiray safarka gobollada bariga...
Xukuumadda Oo Go’aamadii Mucaaridka Ku Tilmaantay In ay Baal-Mareen Dastuurka iyo Shuruucda Dalka
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda ayaa jawaab ka bixisay go’aamadii bayaankii ay ka soo saareen shirkoodii xisbiyadda mucaaridka ahaa oo sheegay inay caalamka ugu baaqayaan inay soo...
Somaliland Government Gears up For Meaningful education
Education is vital in any country of the world and Somaliland is no exception. The ministry of education in Somaliland bears responsibility to deliver...
Palattini Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Madaxtinimada Ururka FIFA
Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Yurub ee UEFA, Michel Platini, ayaa ku dhawaaqay in uu u tartamayo xilka madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Adduunka ee...
Aghanistan Oo Shaacisay Dhimashada Mullah Cumar Iyo Taalibaan Oo Ka Gaabsatay Inay Ka Hadasho
Kabul, (SLpost)- Dawladda Afghanistan ayaa sheegtay in hoggamiayaha kooxda Afghanistan ee Taliban, Mullah Maxamad cumar, uu geeriyooday, iyada oo aanay kooxda Taliban weli hadlin...
Dahabshiil wuu Daryeelay Danyartee, Allow Duunyada u daa – W/Q: Xamse Khadar
Soomaalidu waa dad fahmi waayay ilaa hadda dhibaatada haysata iyo xalkeedaba, waa dad ka ilbixi waayay rubuc qarni cudurka kala dilay ee kala kaxeeyay,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

