HomeXukuumadda Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Xukuumadda Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylici ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland oo muddo 10-cisho ah ku sugnaa Magaalada Hargaysa.faroole

Munaasibadani qado sharafta ah oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne xigeenka, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, waxaana uu soo dhaweeyay Madaxweyne Faroole.

Madaxweynihii hore ee Maamul goboleedyada Soomaaliyeed ee Punthland Cabdiraxmaan Maxamud Faroole oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa si weyn ugu mahadnaqay Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland casuumadda iyo soo dhawaynta fiican ee loogu sameeyay intii uu joogay magaalada Hargaysa.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliand Mudane C/raxmaan C/laahi Ismacil Saylici ayaa isaguna gabogabadii halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in munaasabadan ay u qabteen Dr Faroole ay tahay mid lagu soo dhawaynayo islamarkaana waxa uu ka tacsiyeeyeey geerida ku timi xaaskiisii oo dhawaan lagu dilay magaalada Garoowe.

Cabdiraxmaan Maxamud Faroole, Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa muddo ku siman 10 cisho socdaal ku joogay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, isagoo socdaalkiisaasi la xidhiidhay dhinaca qoyskiisa.Fa Faro farole

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories