Muuse Biixi oo Saluugay laba ka mid ah Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Mucaaradka iyo Jawaabta uu ka bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey Bayaan ka kooban lix qodob oo Arbacadii dorraad ay...
Cali-Guray oo Farriin Dhoola-tus ah u diray Saaxiibbadiisa Mucaaradka, hankiisa siyaasadeedna soo ban-dhigay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Cali Maxamed Yuusuf, ayaa ka hadlay sida uu aragtidiisa siyaasadeed ugu taageero ama...
Khilaafka Jaamacadda Hargaysa – Kaalinta ay Masuuliyiin Xukuumadda ahi ku leeyihiin (Warbixin Faahfaahsan)
Ha ku dawakhin khilaafka ka jira Jaamacadda Hargaysa – waa mid aynaan diyaar u ahayn in aynu xalino bulsho iyo dawlad ahaan– sababtaan sidaasi...
DAAWO Bilicda Sawirrada soo-dhaweyn aan loo kala Hadhin oo Madaxweyne Siilaanyo kala Kulmey Reer Ceerigaabo
Ceerigaabo (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal uu xaaladda ay ku sugan yihiin...
“Mucaaradku waa Mucaarad, laakiin annagu Mucaaradka Raalli-gelin mayno…” – Madaxweyne Siilaanyo
Burco (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka hadlay dhaliilaha Xisbiyada Mucaaradku ugu jeediyeen tayada wax-qabad ee xukuumaddiisu ka geysato adeegyada bulshada...
Ururka Taalibaan Oo Hogaamiye Cusub Doortay
Kabul, (SLpost)- Warar ka soo baxaya geeridii hoggaamiyaha ururka Taliban Mullah Cumar ayaa in ku-xigeenkii Mullah Cumar, isla markaana madax u ahaa garabka siyaasadda...
Malaysia Oo Ka Hadashay Burbur Diyaaradeed Oo Laga Helay Jasiirad Fog
Kuala Lumpur, (SLpost)- Ra'iisal wasaaraha Malaysia ayaa sheegay in burburka diyaarad laga helay meel fog oo ka tirsan jasiiradda Reunion ee badda Indian Ocean,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

