HomeAghanistan Oo Shaacisay Dhimashada Mullah Cumar Iyo Taalibaan Oo Ka Gaabsatay Inay...

Aghanistan Oo Shaacisay Dhimashada Mullah Cumar Iyo Taalibaan Oo Ka Gaabsatay Inay Ka Hadasho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

taliban-leader-mullah-omar-deadKabul, (SLpost)- Dawladda Afghanistan ayaa sheegtay in hoggamiayaha kooxda Afghanistan ee Taliban, Mullah Maxamad cumar, uu geeriyooday, iyada oo aanay kooxda Taliban weli hadlin arrintaasi.

Hogamiayahan oo aan aad loo arki karin ayay dowladdu sheegeysaa inuu geeriyooday laba ilaa seddex sano ka hor.

Waxa hore u jiray warar sheegayay dhimashada Mullah Cumar, balse tan ayaa ah warkii ugu horeeyay ee ka soo baxa dawladda Afghanistan.

Mullah Cumar ayaa hogaminayay Taliban dagaalkii sokeeye ee dalkaasi, iyadoo Talibanku ka guuleysteen kooxihii kala duwanaa ee awoodda ku loollamayay.

Markii dambe waxa uu isbahaysi la galay hoggamiyaha Al-Qaciddah ee Usma Bin Ladin, taas oo ku qasabtay in Maraykanku ay duulaan ku qaadaan dalka Afghanistan sanadkii 2011-ka ka dib weerarki 9/11 ee New York iyo Washington.

Wixii xilligaasi ka dambeeyay Mullah Cumar ayaa dhumaaleysi ku jiray, iyadoo Mareykanku madaxiisa dul dhigay 10 milyan oo doollar oo uu ballan-qaaday inuu siinayo ciddii ka caawisa in la qabto ama la dilo.

Afhayeenka kooxda Taliban oo ay idaacada BBC-du sheegtay inay la xidhiidheen ayaa kaga fal-celiyay hadalkan in kooxda Taalibaan ay warmurtiyeed ka soo sari doonto arrintan.

Source: BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories