HomeXukuumadda Oo Go’aamadii Mucaaridka Ku Tilmaantay In ay Baal-Mareen ...

Xukuumadda Oo Go’aamadii Mucaaridka Ku Tilmaantay In ay Baal-Mareen Dastuurka iyo Shuruucda Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda ayaa jawaab ka bixisay  go’aamadii bayaankii ay ka soo saareen shirkoodii xisbiyadda mucaaridka ahaa oo sheegay inay caalamka ugu baaqayaan inay soo dhex galaan khilaafka ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka.Wasiirka xanaanadda xoolaha

Wasiirka  wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha bulshadda ee Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali,  oo  xalay qoraal kooban  oo uu arrintaasi kaga hadlay ku baahiyay  bogiisa  uu  ku leeyahay  barta xidhiidhka bulshadda ee Face-book-ga.

Wasiirku waxa uu ku dooday   in go’aamadii ay asxaabta  mucaaridku soo saareen ay lidi ku yihiin qaranimadda Somaliland.waxaanu qoraalkiisu u dhignaa sidan:- “Go’aanka axsaabta mucaaridku soo saareen  wuxuu ku lidi yahay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah. Waayo hay’adaha caalamigu ma aha gole sharci ee waa caawiyeyaal.

Waxaan akhriyay go’aamaddii  ka soo baxay Shirkii xisbiyadda.  Marka  laga tago qodobbada Toro-rogta u badan iyo qoddobka afraad oo ah mid ay axsaabtu ku xad-gubtay qodob Dustuuri ah. Waxaanu isla oggolayn sida heshiiska Ku qoran :

  1. In la ixtiraamo go’aankii Guurtida
  2. In axsaabtu Ka heshiiyeen wakhtiga Doorashadda.

Haddaba Madaxweynuhu Wuxuu Ku dhawaaqay in waxaynu Ku heshiinay laga ansixiyo golaha Baarlamaanka (GUURTIDA), halka ay axsaabtu qoddobka shirkooda shalay uu Nuxurku ahaa waa arrinkii aan Ku heshiinay aan dawlado kale u bandhigno. Ma aha mid suurto-gal ah, wax-tar ah, oo sharciga waafaqsan”.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories